Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 6:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Kadibna waxaa soo baxay faras kale oo midab guduudan leh. Kan wadana waxaa la siiyay awood uu nabadda uga qaado dadka aduunka oo ey isku dilaan. Waxaana la siiyay seef weyn.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Markaasaa waxaa soo baxay faras kale oo xamar ah; oo kii fuushanaana waxaa la siiyey amar inuu dunida nabadda ka qaado iyo in dadka midba midka kale dilo; oo waxaa la siiyey seef weyn.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 Markaasaa waxaa soo baxay faras kale oo xamar ah; oo kii fuushanaana waxaa la siiyey amar inuu dunida nabadda ka qaado iyo in dadka midba midka kale dilo; oo waxaa la siiyey seef weyn.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 6:4
17 Iomraidhean Croise  

“Ha u maleynina inaan u imid inaan dhulka nabad keeno. Uma imaan inaan dhulka nabad keeno ee waxaan u imid inaan seef keeno.


Waxaad maqli doontaan dagaallo iyo waxyaalo ku saabsan dagaal, laakiin ha cabsanina. Waxyaalahan oo kale waa iney dhacaan, laakiin dhamaadka aduunka weli lama gaarin.


Ciisana wuxuu ugu jawaabay, “Xoog ma igu lahaateen aniga haddii uusan Illaahey samada kaa siinin. Sidaa darteed kan aniga iisoo kaa gacangeliyay ayaa dembi badan leh.”


Kadibna waxaa samada kasoo muuqday calaamad kale, waxaan arkay masduulaa weyn oo gaduudan wuxuuna lahaa toddobo madax iyo toban geesood, madaxiisana wuxuu ku watay toddobo taaj.


“Haddii mid loo qoro inuu maxbuus noqdo, xabsi ayaa la geynayaa. Haddii mid loo qoro inuu ku dhiman doono seef, seef ayuu ku dhiman doonaa.” Tani waxey tahay in dadka Illaahey ey u dulqaataan silaca iyagoo u samraya oona ahaadaan kuwa aamin ah.


Kadibna malagii ayaa xagga ruuxi ahaan i qaaday oo i geeyay meel cidlo ah. Waxaanna arkay naag ku fadhido bahal guduudan oo leh toddobo madax iyo toban gees kaasoo magacyo caay ah ku qoran yihiin.


Waxaanna arkay naagtu iney ahayd qof ku sarqaamay dhiigga dadka Illaahey, dhiigga dadka u marqaatifura Ciise. Markaan iyada arkayna aad ayaan ula yaabay.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan