Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 6:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Markii uu Wanku furay shaabaddii labaad, waxaan maqlay xayawaanka labaad oo dhahaya, “Kaalay!”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Oo haddana markii uu furay shaabaddii labaad ayaa waxaan maqlay xayawaankii labaad oo leh, Kaalay oo arag.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Oo haddana markii uu furay shaabaddii labaad ayaa waxaan maqlay xayawaankii labaad oo leh, Kaalay oo arag.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 6:3
4 Iomraidhean Croise  

Markaas ayey tageen oo hubiyeen qabrigii iyagoo dhagax kula shaabadeynaayo waardiyana saaraaya.


Xayawaanki ugu horeeyay wuxuu u ekaa libaax, midki labaadna wuxuu u ekaa dibi, kii seddexaadna wuxuu u ekaa sida binu aadan, kii afaraadna wuxuu u ekaa gorgor duulaya.


Waan fiirsanayay markii uu Wanku furayay middii ugu horeysay toddobada shaabadood. Kadibna waxaan maqlay mid ka mid ah afartii xayawaan oo ku dhahaya cod u eg onkod, “Kaalay!”


Markii uu Wanku furay shaabaddii toddobaad waxaa samada ka jiray aamusnaan ku dhowaad nus saac.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan