Muujintii 6:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Markaan fiiriyayna waxaan arkay faras cad oo i hor taagan. Midka wadana wuxuu hayay qaanso, waxaana la siiyay taaj, wuuna tagay si uu ugu soo guuleysto dagaallo badan oo uu guusha u helo. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH2 Oo bal eeg, waxaan arkay faras cad oo kii fuushanaana wuxuu haystay qaanso, oo waxaa isaga la siiyey taaj; oo wuxuu soo baxay isagoo guulaysanaya, wuxuuna u soo baxay inuu guulaysto. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah2 Oo bal eeg, waxaan arkay faras cad oo kii fuushanaana wuxuu haystay qaanso, oo waxaa isaga la siiyey taaj; oo wuxuu soo baxay isagoo guulaysanaya, wuxuuna u soo baxay inuu guulaysto. Faic an caibideil |
Quruumaha wey xanaaqeen, laakiin caradaaduna wey timid. Waqtiga kuwii dhintay la xukumana wey gaartay, iyo waqtiga aad u abaalgudi lahayd adeegayaashaada nebiyada ah, sidoo kale dadkaaga magacaaga ixtiraama, kuwa wax haysta iyo kuwa aan waxba haysaninba waa waqtigii aad baabi’in lahayd dhamaan kuwa dhulka balaayada keenay.”