Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 6:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Samada waxaa loo duuduubay sida buug, buuraha iyo jasiirad walbana meeshooda ayaa laga qaaday.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Oo samadiina waxaa loo qaaday sidii kitaab la duubay oo kale, oo buur walba iyo gasiirad walbaba meeshoodii waa laga dhaqaajiyey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

14 Oo samadiina waxaa loo qaaday sidii kitaab la duubay oo kale, oo buur walba iyo gasiirad walbaba meeshoodii waa laga dhaqaajiyey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 6:14
16 Iomraidhean Croise  

Laakiin maalinta uu Rabbiga dadka oo dhan xukumi doono waxey u imaan doontaa si qarsoodi ah. Samooyinka guux ayey ku burburi doonaan, waxyaalaha kalana waxey ku baabi’i doonaan dab, aduunka iyo waxa ku jira oo dhan waa la gubi doonaa.


Jasiirad walba wey baaba’day, buur walbana waa la waayay.


Kadibna waxaan arkay carshi weyn oo cad iyo kan ku fadhiyo. Dunida iyo samadaba wey ka carareen joogitaankiisa, laakiin wey waayeen meel ey isku qariyaan.


Kadibna waxaan arkay, “Samo iyo dhul cusub,” waayo samadii iyo dhulkii hore wey dhamaadeen, xitaa bad ma jirin.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan