Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 6:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Waxeyna ku qayliyeen cod dheer iyagoo leh, “Ilaa goorma Rabbiga Weynow, midka quduuska oo runta ah, oo aad xukumi doontaa dadka aduunka oona nooga aargudi doontaa dhiigeena?”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 oo iyana waxay ku dhawaaqeen cod weyn iyagoo leh, Sayidkayaga quduuskaa oo runtahow, ilaa goormaadan xukumayn oo aadan dhiigayaga nooga aarayn kuwa dhulka jooga?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

10 oo iyana waxay ku dhawaaqeen cod weyn iyagoo leh, Sayidkayaga quduuskaa oo runtahow, ilaa goormaadan xukumayn oo aadan dhiigayaga nooga aarayn kuwa dhulka jooga?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 6:10
33 Iomraidhean Croise  

“Rabbiyow, sidii aad u ballan qaaday, haddaba adeegahaaga nabad haku dhinto.


Maxaa yeelay waqtigaas waxaa la ciqaabayaa dadka Yeruusaalem si looga dhabeeyo waxa ku qoran kitaabka.


Saaxiibayaalow, ha aarsanina, u daaya Illaahey ha idiin aargudee. Waayo Illaahey wuxuu kitaabka ku leeyahay, “Waa aniga kan idiin aargooya oo idiin abaalguda.”


Sidoo kale Ciise ayaa halkan jooga! Waa kan dhaxdhaxaadiyay Illaahey axdigiisa cusub, dhiigiisa tifqaya ayaa sheegaya wax ka wanaagsan dhiiggii Haabiil.


Laakiin sidoo kale dadka dhexdooda waxaa ka jiray nebiyo been ah, sida ey u ahaan doonto in macalimiin been ah idin ku dhex jiri doonaan. Si qarsoon ayey u bari doonaan waxyaalo runta ka duwan, oo wey diidi doonaan Sayidka kaasoo madax furtay. Sidaa darteed waxey isku keeni doonaan hoog degdeg ah.


Quruumaha wey xanaaqeen, laakiin caradaaduna wey timid. Waqtiga kuwii dhintay la xukumana wey gaartay, iyo waqtiga aad u abaalgudi lahayd adeegayaashaada nebiyada ah, sidoo kale dadkaaga magacaaga ixtiraama, kuwa wax haysta iyo kuwa aan waxba haysaninba waa waqtigii aad baabi’in lahayd dhamaan kuwa dhulka balaayada keenay.”


“Samooyinkow ku farxa waxa iyada ku dhacay! Dadka Illaahey idinkana ku farxa! Rasuullada iyo nebiyadow idinkuna farxa! Waayo Illaahey wuxuu xukumay iyada xukunkii ey isu keentay.”


Waxaa iyada lagu arkay dhiigga nebiyada iyo dadka Illaahey ee quduuska ah, iyo kuwo walboo dunidan lagu gowracay.”


waayo xukunkiisu waa mid xaq ah oona run ah. Wuxuu xukumay tii jirkeeda ka ganacsan jirtay taas oo aduunka ku khiyaantay sinadeeda. Wuu u aarguday dhiigga adeegayaashiisa.”


Waayo waxaad xajiseen amarkeyga idinkoo ku samraya, aniguna waan idin ka ilaalin doonaa waqtiga jarribaadda ee u soo socda aduunka oo dhan si loo jarribo waxyaalaha aduunka jooga oo dhan.


“Fariin u qor malaga kaniisadda Filadelfiya. Kuwani waa ereyada kan ah quduus iyo run, kaasoo haya furihii Daa’uud. Wuxuu furo qofna ma xiri karo, wuxuu xirana qofna ma furi karo.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan