Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 5:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Kadibna mid ka mid ah odayaasha ayaa igu yiri, “Ha ooyin! Balse fiiri Libaaxa qabiilka Yahuudah, kii asalkiisu kasoo jeeday Daa’uud, wuu guuleystay. Wuuna awoodaa inuu furo buugga iyo toddobadiisa shaabadood.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Markaasaa odayaashii midkood wuxuu igu yidhi, Ha ooyin, bal eeg, Libaaxa qabiilka reer Yahuudah ka mid ah oo ah xididkii ka yimid Daa'uud ayaa wuxuu ku guulaystay inuu furo kitaabka iyo toddobadiisa shaabadoodba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Markaasaa odayaashii midkood wuxuu igu yidhi, Ha ooyin, bal eeg, Libaaxa qabiilka reer Yahuudah ka mid ah oo ah xididkii ka yimid Daa'uud ayaa wuxuu ku guulaystay inuu furo kitaabka iyo toddobadiisa shaabadoodba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 5:5
25 Iomraidhean Croise  

Ciise ayaa intuu soo jeestay ku yiri, “Gabdhihii Yeruusaalemow, ha ii ooyina aniga naftiina iyo caruurtiina u ooya.


Rabbigu markii uu iyada arkay qalbigiisa naxariis ayaa gashay, oo wuxuu ku yiri, “Ha ooyin.”


Markaasna dadka meesha joogay oo dhan wey ooynayeen oo wada barooranayeen, Ciise wuxuu dadkii ku yiri, “Ha ooyina, waayo gabadhu ma dhimanin ee wey jiiftaa.”


Markaas ayaa malaa’igtii weydiiyeen Maryan, “Haweeney yahay, maxaad u ooyneysaa?” Markaas ayey tiri, “Sayidkeygi ayey qaateen, mana garanayo halkii ey jirkiisi dhigeen.”


Warkaas wanaagsan oo ku saabsan wiilkiisa, kaasoo xagga jirka ahaa farcankii Daa’uud.


Sidoo kale nebi Isayos wuxuu yiri, “Waxaa imaan doona mid ka tirsan farcankii Yesay, kaasoo u imaan doona inuu xukumo dadka aan Yuhuudda ahayn, rajadooda ayeyna saaran doonaan.”


Qof walba wuu og yahay in Sayidkeenu kasoo jeedo qabiilka Yahuudah, Muusana weligiis sharciga kuma sheegin in wadaaddadu kasoo bixi doonaan qabiilkaas.


Tani waa muujin ka timid Ciise Masiix, taas oo Illaahey siiyay inuu tuso adeegihiisa waxyaalaha mar dhow dhici doona. Wuxuu soo diray malag si uu muujintaan ugu keeno adeegihiisa Yooxanaa.


“Aniga oo ah Ciise, waxaan idiin soo diray malageyga si uu idiin siiyo marqaatifurkaan kaniisadda darteed. Waxaan ahay xididka iyo farcanka Daa’uud, waxaan ahay xiddigii waaberi ee dhalaalayay.”


Midka guuleysta, waxaan siin doonaa xaqa uu igula fariisto carshigeyga, sida aan aniguba u ahay midka guuleystay oo aan ula fadhiyo Aabahay carshigiisa.


labaatan iyo afartii odayaal intey hortiisa ku dhacaan ayey caabudayeen kan weligiis nool. Intey taajajkooda carshiga hor dhigaan ayey dhahayeen.


Carshigaasna waxaa ku wareegsanaa labaatan iyo afar carshiyo oo kale, kuwaas oo labaatan iyo afar odayaal ku fadhiyeen. Waxey gashanaayeen dhar cad oo madaxana waxey ku wateen taajaj dahab ah.


Aad ayaan u ooyay waayo ma uusan jirin qof u qalma inuu furo buugga oo akhriyo.


Waan fiirsanayay markii uu Wanku furayay middii ugu horeysay toddobada shaabadood. Kadibna waxaan maqlay mid ka mid ah afartii xayawaan oo ku dhahaya cod u eg onkod, “Kaalay!”


Kadibna mid ka mid ah odayaasha ayaa i weydiiyay, “Kuwaas gashan dharka cad yeey yihiin, halkee ayey ka yimaadeen?”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan