Muujintii 5:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Kadibna waxaan maqlay xayawaano walboo ku jira jannada, dhulka, dhulka hoostiis iyo kuwa badda ku jiraba, iyagoo dhahaya, “Barakada iyo sharafta, ammaanta iyo awoodda waxaa leh kan ku fadhiya carshiga iyo Wanka weligiis.” Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH13 Oo wax kasta oo la abuuray oo ku jira samada, iyo dhulka dushiisa, iyo dhulka hoostiisa, iyo badda gudaheeda, iyo waxyaalaha iyaga ku jira oo dhan, ayaa waxaan maqlay iyagoo leh, Kan carshiga ku fadhiya iyo Wanka ha u ahaadeen mahad, iyo ciso, iyo ammaan, iyo xoog, weligood iyo weligood. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah13 Oo wax kasta oo la abuuray oo ku jira samada, iyo dhulka dushiisa, iyo dhulka hoostiisa, iyo badda gudaheeda, iyo waxyaalaha iyaga ku jira oo dhan, ayaa waxaan maqlay iyagoo leh, Kan carshiga ku fadhiya iyo Wanka ha u ahaadeen mahad, iyo ciso, iyo ammaan, iyo xoog, weligood iyo weligood. Faic an caibideil |
Haddii aad leedahay hadiyad hadal ah, waa inaad u hadashaa si u eg inuu Illaahey kaa dhex hadlayo. Haddii midkiin yahay adeege, waa inuu u adeegaa si xoog leh taas oo ka timid xagga Illaahey. Kadibna wax walboo aad sameysaan waxey ammaan u keeneysaa Illaahey isaga oo u maraya xagga Ciise Masiix. Ammaan oo dhan iyo awood waxaa weligiis leh isaga! Aamiin.