Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 5:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Kadibna waxaan gacanta midig ee kan ku fadhiya carshiga ku arkay buug labada dhinac wax uga qoran yihiin waxaana lagu shaabadeeyay toddobo shaabadood.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Oo anna kii carshiga ku fadhiyey gacantiisa midigta waxaan ku arkay kitaab wax kaga qoran yihiin dul iyo hoosba, oo waxaa ku shaabadaysnaa toddoba shaabadood.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Oo anna kii carshiga ku fadhiyey gacantiisa midigta waxaan ku arkay kitaab wax kaga qoran yihiin dul iyo hoosba, oo waxaa ku shaabadaysnaa toddoba shaabadood.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 5:1
16 Iomraidhean Croise  

Wuxuuna hayay buug yar kaasoo horey loo furay. Lugtiisa midigna wuxuu saaray badda tan bidixna wuxuu saaray dhulka,


Kii ku fadhiyayna wuxuu lahaa muuqaalka yasbid iyo dhagaxa sardiyos. Carshigana waxaa ku wareegsanaa qaansoroobaad u ifeysa sida dhagax sumurud ah.


Mar walboo xayawaanadaas ey Illaahey ammaanaan, sharfaan oo ey u mahadceliyaan kan ku fadhiya carshiga kaasoo weligiis noolaanaya,


Kadibna waxaan maqlay xayawaano walboo ku jira jannada, dhulka, dhulka hoostiis iyo kuwa badda ku jiraba, iyagoo dhahaya, “Barakada iyo sharafta, ammaanta iyo awoodda waxaa leh kan ku fadhiya carshiga iyo Wanka weligiis.”


Wuu tagay oo wuxuu buugga kasoo qaaday gacanta midigta ee kan carshiga ku fadhiya.


Waan fiirsanayay markii uu Wanku furayay middii ugu horeysay toddobada shaabadood. Kadibna waxaan maqlay mid ka mid ah afartii xayawaan oo ku dhahaya cod u eg onkod, “Kaalay!”


Waxeyna dhagaxyada buuraha ku yiraahdeen, “Bal nagu soo dul dhaca oo naga qariya wejiga kan carshiga ku fadhiya iyo carada Wanka!


Markii uu Wanku furay shaabaddii toddobaad waxaa samada ka jiray aamusnaan ku dhowaad nus saac.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan