Muujintii 4:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Xayawaanki ugu horeeyay wuxuu u ekaa libaax, midki labaadna wuxuu u ekaa dibi, kii seddexaadna wuxuu u ekaa sida binu aadan, kii afaraadna wuxuu u ekaa gorgor duulaya. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH7 Xayawaankii kowaad wuxuu u ekaa libaax, xayawaankii labaadna wuxuu u ekaa weyl, xayawaankii saddexaadna wuxuu lahaa weji u eg weji nin, xayawaankii afraadna wuxuu u ekaa gorgor duulaya. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah7 Xayawaankii kowaad wuxuu u ekaa libaax, xayawaankii labaadna wuxuu u ekaa weyl, xayawaankii saddexaadna wuxuu lahaa weji u eg weji nin, xayawaankii afraadna wuxuu u ekaa gorgor duulaya. Faic an caibideil |