Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 4:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Carshigana waxaa kasoo baxayay hillac, codad iyo onkod. Carshiga hortiisa waxaa yaalay toddobo laambadood oo shidan. Kuwaasi waa toddobada ruux ee Illaahey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Oo carshigiina waxaa ka soo baxay hillaac iyo codad iyo onkod. Oo waxaa jiray toddoba laambadood oo dab ah oo carshiga hortiisa ka ololaya, kuwaas oo ah toddobada Ruux oo Ilaah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Oo carshigiina waxaa ka soo baxay hillaac iyo codad iyo onkod. Oo waxaa jiray toddoba laambadood oo dab ah oo carshiga hortiisa ka ololaya, kuwaas oo ah toddobada Ruux oo Ilaah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 4:5
24 Iomraidhean Croise  

“Waqtigaas boqortooyada jannada waxey ahaan doontaa sida toban gabdhood oo bikro ah ee feynuustooda qaatay banaankana aaday si ey ula kulmaan ninka arooska ah.


“Waxaan ku baabtiisaa biyo kuwa dembiyadooda ka toobadkeena. Laakiin waxaa iga daba imaan doona mid iga awood badan, mid aanan xitaa anigu istaahilin inaan kabahiisa u qaado. Wuxuu idin ku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab.


Markaas ayey arkeen wax u eg carrabyo dab ah oo kala qeybsamaya carrab walbana wuxuu ku dul degay mid kastoo iyaga ka mid ah.


Warqaddan waxey ka socotaa Yooxanaa wuxuuna u dirayaa toddobada kaniisadood ee ku yaala gobolka Aasiya. Nimco iyo nabad ka timid kan jira, kan jiray iyo kan imaan doona, iyo toddobada ruux ee carshiga hortiisa jooga ha idin la jirto.


wuxuuna ku qeyliyay cod weyn oo u eg libaax. Markii uu qeyliyayna, codkii toddobada onkod ayaa hadlay.


Kadibna macbadka Illaahey ee samada ku yaaleyna wuu furmay, macbadkiisa dhexdiisa waxaa laga arkay sanduuqa axdigiisa. Waxaana jiray hilaac, onkod, dhul gariir iyo duufaan daran ee roob baraf leh wadata.


“Fariin u qor malaga kaniisadda Sardis. Kuwani waa ereyada kan haya toddobada ruux ee Illaahey iyo toddobada xiddigood. Waan ogahay camalkiina, qof walba wuxuu idiin maleeyaa inaad xagga ruuxa ka nooshihiin laakiin xaggaas waad ka dhimateen.


Kadibna waxaan arkay Wan, kaasoo u eg mid la soo gowracay oo carshiga bartankiisa taagnaa, waxaana isaga ku wareegsanaa afarta xayawaan iyo odayaasha. Wankuna wuxuu lahaa toddobo geesood iyo toddobo indhood, taas oo ah toddobada ruux ee Illaah oo loo diray aduunka oo dhan.


Kadibna malagii wuxuu qaaday idinkii oo dab kaga buuxiya halka allabariga, oo wuxuu kusoo tuuray aduunka, kadibna waxaa dhacay onkod iyo hilaac waxaana jiray dhul gariig daran.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan