Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 3:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 “Fariin u qor malaga kaniisadda Filadelfiya. Kuwani waa ereyada kan ah quduus iyo run, kaasoo haya furihii Daa’uud. Wuxuu furo qofna ma xiri karo, wuxuu xirana qofna ma furi karo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Kiniisadda Filadelfiya ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Kan quduuska ah, oo runta ah, oo furihii Daa'uud haysta, oo wuxuu furo aanu ninna xidhi karin, wuxuu xidhana aanu ninna furi karin, wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

7 Kiniisadda Filadelfiya ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Kan quduuska ah, oo runta ah, oo furihii Daa'uud haysta, oo wuxuu furo aanu ninna xidhi karin, wuxuu xidhana aanu ninna furi karin, wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 3:7
38 Iomraidhean Croise  

Waxaan ku siin doonaa furayaasha albaabada boqortooyada jannada, wax walboo aad dhulka ka diidaan jannadana waa laga diidi doonaa, wax walboo aad dhulka ka ogolaataanna jannada waa laga ogolaan doonaa.”


Cirka iyo dhulku wey dhamaan doonaan, laakiin ereyadaydu weligood ma dhamaan doonaan.


“Maxaad naga rabtaa Ciisihii reer Naasaredow? Ma waxaad u timid inaad na baabi’iso? Waan garanayaa qofka aad tahay, waxaad tahay kan Quduuska Illaahey ah!”


Qof weyn ayuu noqon doonaa, waxaana loogu yeeri doonaa Wiilka Illaaha ugu Sareeya. Rabbiga Illaaha ah ayaa wuxuu siin doonaa carshiga aabihiis Daa’uud.


“Naga tag, maxaad naga rabtaa Ciisihii reer Naasaredow? Ma waxaad u timid inaad na baabi’iso? Waan garanayaa qofka aad tahay, waxaad tahay kan Quduuska ah oo xagga Illaah ka yimid!”


Ciise ayaa ugu jawaabay, “Waxaan ahay jidka, runta iyo nolosha. Qofna Aabaha uma imaan karo haddii uusan aniga ii soo marin.


Waxaad diideen Ciise oo Quduus iyo Xaq ahaa waxaadna dalbateen in gacan ku dhiigle la idiin sii daayo.


Sidoo kalana waxaan ognahay in Ciise Masiix oo ah Wiilka Illaahey u yimid inuu na siiyo fahan, si aan isaga u garano inuu yahay kan runta ah. Oo anaguna aan isagu ku jirno kan runta ah oo ah Wiilkiisa Ciise Masiix. Isagu waa Illaaha runta ah iyo nolosha weligeed ah.


Codkuna wuxuu yiri, “Wixii aad aragtid buug ku qor una dir toddobada kaniisadood kuwaasoo ah, Efesos, Simurna, Bergamos, Tu’ateyra, Sardis, Filadelfiya iyo La’odikiya.”


Waxaan ahay Midka Nool, waan dhintay, haddana arag, weligey waan noolaan doonaa! Waxaanna hayaa furaha dhimashada iyo xabaalahaba.”


Taas oo ka socota Ciise Masiix oo ah marqaatiga aaminka ah, kan ah midka ugu horeeya ee dhimashada kasoo sarakacay, iyo taliyaha boqorrada aduunka. Kaasoo na jeclaaday oo dhiigiisi nagaga xoreeyay dembiyadeena,


waxeyna heesayeen heesaha adeegaha Illaahey ee Muuse iyo Wanka, iyagoo dhahaya, “Waxaa weyn oo yaab leh camalladaada, Rabbiyow Illaaha Weynow. Run iyo xaqnimo ayaa jidkaaga ah, Boqorkii quruumahaw.


Waxaanna maqlay cod ka imaanaya meesha allabariga oo dhahaya, “Haa, Rabbiga Illaaha ah, kan Weynow, xukunkaagu waa kan runta iyo xaqa ah.”


Waxaan arkay samada oo furan oo horteydana waxaa taagnaa faras cad, kaasoo midka wada lagu magacaabay midka aaminka iyo runta ah. Si xaqnimo ayuuna ku xukumaa si xaq ah ayuuna u dagaalamaa.


waayo xukunkiisu waa mid xaq ah oona run ah. Wuxuu xukumay tii jirkeeda ka ganacsan jirtay taas oo aduunka ku khiyaantay sinadeeda. Wuu u aarguday dhiigga adeegayaashiisa.”


“Fariin u qor malaga kaniisadda Efesos. Waxaadna ku dhahdaa, aniga ayaa waxyaalahan ku dhahaya, aniga ayaana toddobada xiddigood gacanteyda midig ku haya. Aniga ayaa ku dhex socda toddobada laambadood.


Kan carshiga ku fadhiyana wuxuu yiri, “Wax walba ayaan cusbooneysiinayaa!” Haddana wuxuu yiri, “Waxyaalahan qor, waayo waxaan kuu sheegayo waa ereyo lagu kalsoon yahay oo run ah.”


“Fariin u qor malaga kaniisadda La’odikiya. Kuwani waa ereyada kan runta sheega, kan aaminka ah iyo kan marqaatifurka runta ah, taliyaha abuurkii Illaahey.


Afartaas xayawaan mid walba wuxuu lahaa lix baalal oo meel walba ayey indho ku lahaayeen, xitaa baalasha hoostooda ayey indho ku lahaayeen. Habeen iyo maalin waxey yiraahdaan, “ ‘Quduus, quduus, quduus waa Rabbiga Illaaha Qaadirka ah,’ kan jiray, kan jira iyo kan imaan doona.”


Waxeyna heeseen hees cusub oo dhahaysa, “Waad istaahishaa inaad buugga qaadid oo aadna furtid shaabadiisa, waayo waa lagu gowracay, dhiigaada ayaad Illaahey ugu soo madax furatay dad ka tirsan qabiil walba, luuqad walba, iyo qowmiyad walba.


Waxeyna ku qayliyeen cod dheer iyagoo leh, “Ilaa goorma Rabbiga Weynow, midka quduuska oo runta ah, oo aad xukumi doontaa dadka aduunka oona nooga aargudi doontaa dhiigeena?”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan