Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 3:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Kii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

22 Kii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 3:22
8 Iomraidhean Croise  

Qofkii dheggo wax lagu maqlo leh ha maqlo.”]


Kadib kaniisadihii Yahuudiya, Galili iyo Samaariya ayaa nabad noqotay oo wey xoogeysteen. Iyagoo ku nool cabsida Sayidka iyo dhiirigelinta Ruuxa Quduuska ah, weyna bateen.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta dhimashada labaad wax yeeli mayso.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta waxaan siin doonaa qaar ka mid ah maannada qarsoon. Sidoo kale waxaan qofkaas siin doonaa dhagax cad kaasoo magac cusub ku qoran yahay, magacaas oo qof kale uusan garaneyn waxaan ka ahayn midka loo qoray.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta waxaan siinayaa xaqa uu ku cuno geedka nolosha ee ku yaala jannada Illaahey.


“Aniga oo ah Ciise, waxaan idiin soo diray malageyga si uu idiin siiyo marqaatifurkaan kaniisadda darteed. Waxaan ahay xididka iyo farcanka Daa’uud, waxaan ahay xiddigii waaberi ee dhalaalayay.”


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan