Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 3:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Bal fiiri albaabkaaga ayaan taaganahay oo garaacayaa. Haddii uu qof maqlo codkeyga oo uu albaabka iga furo, waan soo galayaa oo waan la cunteynayaa, iyaga oo ila jooga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Bal eeg, albaabkaan taaganahay oo garaacayaa; haddaba haddii nin codkayga maqlo oo albaabka iga furo, waan u soo gelayaa, oo waan la cashayn, isna wuu ila cashayn.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

20 Bal eeg, albaabkaan taaganahay oo garaacayaa; haddaba haddii nin codkayga maqlo oo albaabka iga furo, waan u soo gelayaa, oo waan la cashayn, isna wuu ila cashayn.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 3:20
8 Iomraidhean Croise  

Sidaas markaad aragtaan waxyaalahan oo dhan waad ogtihiin inuu dhowyahay oo albaabka ag joogo.


Miyuusan ku dhahaynin, ‘Ii diyaari casho, oo isku diyaari inaad isugto intaan ka cunayo oo wax ka cabayo, markaas kadib ayaa laga yaabaa in aad wax cunto oo aad wax cabto’?


Midka albaabka ilaaliyana albaabka ayuu ka furaa isaga, iduhuna codkiisa ayey maqlaan. Idihiisa magacyadooda ayuu ugu yeeraa oo banaanka ayuu ku hogaamiyaa.


Walaalayaal midkiinba midka kale yuusan ka gunuunicin, haddii kale waa la idin xukumayaa, oo xaakinku albaabka ayuu taagan yahay.


Kadibna malagii wuxuu igu yiri, “Arintan qor. Waxaa barakeysan kuwa laga casuumay dabaaldegga arooska Wanka.” Wuxuuna ku daray, “Kuwani waa ereyada runta ah ee Illaahey ka yimid.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan