Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 3:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Kuwa aan jeclahay waan canaantaa oo waan edbiyaa. Sidaa darteed wax wanaagsan sameeya oo toobadkeena.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 In alla inta aan jeclahay waan canaantaa oo edbiyaa, sidaas daraaddeed qiiro yeelo oo toobad keen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

19 In alla inta aan jeclahay waan canaantaa oo edbiyaa, sidaas daraaddeed qiiro yeelo oo toobadkeen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 3:19
31 Iomraidhean Croise  

“Markaas ayey bikradihii oo dhan kaceen waxey bilaaabeen iney feynuusyadooda diyaarsadaan.


Markaas ayaa xertiisi soo xusuusteen qoraalka dhahaya, “Jaceylkaan gurigaaga u qabo sida dabka ayuu ii gubayaa.”


Weligiin xamaasad la’aan ha ahaanin. Si dhiiranaan ku jirto Ruuxa Quduuska ah ugu hogaansanaada Rabbigana u adeega.


Laakiin hadduu Illaahey na xukumo oo na ciqaabo, wuu na edbinayaa si aan aduunka naloola xukumin.


Dadka kale nama garanayaan laakiin idinku waad na garaneysaan. Waxaan u egnahay kuwo dhimanaya laakiin weli waan nool nahay, waa na la garaacay laakiin ma dhimanin.


Bal fiiriya wixii uu xanuunka Illaahey keenay idin kasoo saaray? Waayo si daacadnimo ah ayaad u rabteen inaad cadeysaan in aadan waxba galabsan. Waad xanaaqdeen, waad naxdeen aad ayaad u rabteen in xaqa la idiin sameeyo. Waxaadna cadeyseen in waxyaalahan aad ku lahayn eed.


Wey wanaagsan tahay haddii uu qofku dadaalo oo ujeedadiisuna wanaagsan tahay inuu sidaa sii wado xitaa haddii aanan joogin.


Isagu wuxuu nafsadiisa u bixiyay inuu anaga naga madax furto wax kasta oo shar leh iyo inuu qalbiyadeena nadiifiyo, iyaga u hamuun qabo iney sameeyaan waxa wanaagsan.


Illaahey wuu barakeeyaa kuwa u samra imtixaanada iyo jarribaadda. Qofkaas wuxuu heli doonaa taajka nolosha ee Rabbigu ka ballan qaaday kuwa isaga jecel.


Bal xasuusta sidaad wax u jeclaan jirteen. Toobadkeena oo sameeya wixii aad horey u sameyn jirteen. Haddii aad toobadkeeni weysaan, waan idiin imaanayaa oo laambadiina ayaan halkii ey taalay ka qaadi doonaa.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan