Muujintii 3:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Sidaa darteed waxaan idin dhahay dahab iga gata, dahab lagu sifeeyay dab, si aad taajir u noqotaan. Sidoo kalana dhar cad iga gata si eydan qaawanaantiina ceeb ugu dareemin, daawo iibsada si aad indhaha u marsataan oo aad wax u aragtaan. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH18 Sidaas daraaddeed waxaan kugula talinayaa inaad iga iibsatid dahab dab lagu safeeyey, si aad taajir u noqotid, iyo dhar cad si aad u xidhatid oo aanay ceebta qaawanaantaadu u muuqan, iyo indhakuul aad indhaha marsatid si aad wax u aragtid. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah18 Sidaas daraaddeed waxaan kugula talinayaa inaad iga iibsatid dahab dab lagu safeeyey, si aad taajir u noqotid, iyo dhar cad si aad u xidhatid oo aanay ceebta qaawanaantaadu u muuqan, iyo indhakuul aad indhaha marsatid si aad wax u aragtid. Faic an caibideil |
Jarribaadaan waxey tuseysaa in iimaankiinu yahay mid dhab ah. Waxaa loo tijaabinayaa sida dabku u nadiifiyo dahabka, inkastoo iimaankiinu ka qiimo badanyahay dahabka. Sidaa darteed markii uu iimaankiinu weli xoog leeyahay isaga oo maray jarribaad badan, wuxuu idiin keeni doonaa ammaan iyo sharaf badan marka Ciise Masiix loo muujin doono aduunka oo dhan.