Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 3:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Laakiin haddii aad tihiin kuwa qandac ah, oo aan ahayn kuleyl ama qabow, waan idin tufi doonaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Haddaba waad diirran tahay, oo qabow iyo kulayl midna ma ihid, sidaas daraaddeed afkaygaan kaa tufi doonaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

16 Haddaba waad diirran tahay, oo qabow iyo kulayl midna ma ihid, sidaas daraaddeed afkaygaan kaa tufi doonaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 3:16
6 Iomraidhean Croise  

Bal xasuusta sidaad wax u jeclaan jirteen. Toobadkeena oo sameeya wixii aad horey u sameyn jirteen. Haddii aad toobadkeeni weysaan, waan idiin imaanayaa oo laambadiina ayaan halkii ey taalay ka qaadi doonaa.


Waan ogahay camalkiina, in eydan ahayn kuleyl ama qabow. Waxaan jeclaan lahaa inaad midkood ahaataan!


Waxaad dhahdaan waxaan ahay taajir, waxaan leeyahay maal oo waxba uma baahni. Laakiin wax eydan ogayn inaad tihiin kuwa xun, loo naxo, masaakiin ah, indhona lahayn oo qaawan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan