Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 3:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Waan ogahay camalkiina, in eydan ahayn kuleyl ama qabow. Waxaan jeclaan lahaa inaad midkood ahaataan!

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Waan ogahay shuqulladaada iyo inaadan qabow iyo kulayl midna ahayn. Waxaan jeclaan lahaa inaad tahay qabow iyo kulayl midkood.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

15 Waan ogahay shuqulladaada iyo inaadan qabow iyo kulayl midna ahayn. Waxaan jeclaan lahaa inaad tahay qabow iyo kulayl midkood.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 3:15
23 Iomraidhean Croise  

“Qof walboo iga jecel hooyadiis iyo aabihiis ima istaahilo, qof walboo iga jecel wiilkiisa ama gabadhiisa ima istaahilo.


Sharta oo badatay darteedna dad badan jaceylkooda ayaa yaraan doona,


“Ma jiro qof laba sayid u adeegi kara. Waa inuu mid nacaa kan kalana jeclaadaa, ama mid ayaad u go’aysaa kan kalana waad khiyaanaysaa. Uma wada adeegi kartid Illaahey iyo lacag.


Weligiin xamaasad la’aan ha ahaanin. Si dhiiranaan ku jirto Ruuxa Quduuska ah ugu hogaansanaada Rabbigana u adeega.


Haddii qofku uusan jecleyn Rabbiga, qofkaas inkaarta Rabbiga haku dhaco.


Waayo waxaan ka cabsanayaa markaan idiin imaado inaad sida aan rabo ahaan weysaan oo aan sidaad rabtaan ahaan waayo. Waxaan ka cabsanayaa inaan idin ka dhex helo, muran, maseyr, xanaaq, daneysi, caay, xan, iskibrin iyo dabeecad xun.


Waxaan Illaahey ka baryayaa in jaceylkiinu aad iyo aad usii bato, iyo inaad ku kortaan aqoonta iyo fahanka.


Walaalayaalow waxaan ku qasbannahay inaan Illaahey u mahadcelino idinka dartiin, waayo iimaankiina aad ayuu u koray sidoo kalana jaceylka aad isu qabtaanna wuu ku darsoomay.


Daacadnimadooda waxey u kala qeybsan tahay Illaahey iyo aduunka, wax kastoo ey sameeyaanna ma xasiloona.


Dembiyadiina ayaa la idin ka nadiifiyay markaad adeecdeen runta, haddaba waa inaad jaceyl run ah istustaan idinkan walaalaha ah. Si dhab ah qalbigiina iskaga jeclaada.


Waan garanayaa camalladiina, dadaalkiina iyo dulqaadkiina. Waana ogahay in eydan u dulqaadaneyn dadka sharta leh, waadna baarteen kuwa rasuullada iskugu yeera oo aan rasuullo ahayn, waxaadna ogaateen iney yihiin beenaalayaal.


Laakiin halkan wax ayaan idin ku haystaa, waxaad iska dayseen inaad i jeclaataan oo iskuma jeclidiin sidii markii hore aad ahaydeen.


“Fariin u qor malaga kaniisadda Sardis. Kuwani waa ereyada kan haya toddobada ruux ee Illaahey iyo toddobada xiddigood. Waan ogahay camalkiina, qof walba wuxuu idiin maleeyaa inaad xagga ruuxa ka nooshihiin laakiin xaggaas waad ka dhimateen.


Laakiin haddii aad tihiin kuwa qandac ah, oo aan ahayn kuleyl ama qabow, waan idin tufi doonaa.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan