Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 22:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Waxeyna arki doonaan wejigiisa, magaciisa ayaana lagu qori doonaa wejigooda.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 oo wejigiisay arki doonaan, oo magiciisuna wuxuu ugu oolli doonaa wejigooda.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 oo wejigiisay arki doonaan, oo magiciisuna wuxuu ugu oolli doonaa wejigooda.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 22:4
18 Iomraidhean Croise  

Waxaa barakeysan kuwa qalbigoodu nadiifka yahay, waayo waxey arki doonaan Illaahey.


Mid walboo ii adeega waa inuu i raacaa, halka aan joogana waa inuu adeegaheyguna joogaa. Aabahay wuu xushmeyn doonaa kii ii adeega.


“Aabow waxaan doonayaa in kuwii aad i siisay ila joogaan halkan joogo, oo ey ammaanteyda arkaan ammaantaad i siisay waayo waxaad i jeclaatay intaan aduunka la abuurin ka hor.


Haddaba waxyaalaha aan aragno waa wax aan dhameystirneyn oo kaliya, sida milicsiga muraayada, laakiin mustaqbalka si fiican ayaan u arki doonnaa. Hadda wax walba ma garanayo laakiin waqtigaas waan garan doonnaa wax walba sida Illaahey si kaamil ah iigu garanayo.


Wax kasta sameeya si aad qof waliba nabad kula noolaataan oo aad quduus u ahaataan, quduusnimo la’aanteed qofna ma arki doono Rabbiga.


Kadibna waxaan arkay Wanka oo taagan buur Siyoon korkeeda, isagana waxaa la jiray boqol afartan iyo afar kun oo qof kuwaas oo magaciisa iyo magaca Aabihiis wejiga uga qornaa.


Midka guuleysta waxaan ka dhigi doonaa tiirka ku yaala macbadka Illaaheyga, weligoodna halkaas kama tagi doonaan. Waxaan iyaga ku qori doonaa magaca Illaahey iyo magaca magaalada Illaahey, Yeruusaalemta cusub, taas oo ka imaan doonta Illaahey xagga samada, sidoo kalana magaceyga cusub ayaan iyaga ku qori doonaa.


Wuxuuna yiri, “Dhulka, badda iyo geedaha ha wax yeelina illaa aan shaabad ka saarno wejiga adeegayaasha Illaaheena.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan