Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 22:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Wuxuuna qulqulayay jidka weyn ee magaalada. Dhinac walboo webiga waxaa ka baxayay geedka nolosha, isaga oo dhalaya toban iyo laba mirro, oo bil walbana mirro ayey bixiyaan. Caleemihiisana waxaa loo isticmaalaa in quruumaha lagu bogsiiyo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 iyo jidkii magaalada dhexdiisa. Webiga dhankiisan iyo dhankiisaasba waxaa ku yiil geedkii nolosha oo dhalaya laba iyo toban cayn oo midho ah, oo midhihiisana dhalaya bil kasta; oo geedka caleemihiisuna waxay quruumaha u ahaayeen bogsiin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

2 iyo jidkii magaalada dhexdiisa. Webiga dhankiisan iyo dhankiisaasba waxaa ku yiil geedkii nolosha oo dhalaya laba iyo toban cayn oo midho ah, oo midhihiisana dhalaya bil kasta; oo geedka caleemihiisuna waxay quruumaha u ahaayeen bogsiin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 22:2
20 Iomraidhean Croise  

“Ruuxii Rabbiga ayaa i dul jooga, waayo wuxuu ii doortay inaan warka wanaagsan gaarsiiyo masaakiinta. Wuxuu ii soo diray inaan gaarsiiyo xornimada kuwa xiran iyo kuwa indhaha la’ aragoodi in loo soo celiyo oo kuwa la dulmiyeyna la furto,


“Isaga ayaa dembigeena ku qaaday” jirkiisa markii uu iskutallaabta saarnaa, si aan uga dhimano dembiga oo aan ugu noolaanno xaqnimada, “Waayo nabaradiisi ayaa na bogsiiyay.”


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta waxaan siinayaa xaqa uu ku cuno geedka nolosha ee ku yaala jannada Illaahey.


Laba iyo tobanka albaabood waxey ka sameysanyihiin luul, albaab walbana wuxuu ka sameysanyahay hal luul. Jidka weyn ee magaaladana wuxuu ahaa dahab, saafi u ah sida muraayad la iska dhex arkayo.


Quruumaha oo dhan waxey ku socon doonaan iftiinkiisa, boqorrada aduunka oo dhanna magaaladaas ayey soo geli doonaan iyagoo ammaantooda oo dhan wata.


Kadib malagii wuxuu i tusay webi biyo nolol ah leh, kaasoo sida muraayad u cad, wuxuuna kasoo qulqulayay xagga carshiga Illaahey iyo xagga Wanka.


“Waxaa barakeysan kuwa maradooda dhaqda, si ey u helaan xaqa ey geedka nolosha ku cunaan oo ey magaaladana albaabkeeda uga soo galaan.


Haddii uu qof wax ka saaro wax sii sheegida buuggan, Illaaheyna wuu ka saari doonaa qeybtii uu ku lahaa geedkii nolosha iyo magaalada quduuska ah ee lagu soo sharaxay buuggan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan