Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 22:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 “Aniga oo ah Ciise, waxaan idiin soo diray malageyga si uu idiin siiyo marqaatifurkaan kaniisadda darteed. Waxaan ahay xididka iyo farcanka Daa’uud, waxaan ahay xiddigii waaberi ee dhalaalayay.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Oo anigoo Ciise ah ayaan malaa'igtaydii u soo diray inay waxyaalahan idiinku markhaati furto kiniisadaha aawadood. Anigu waxaan ahay xididkii iyo farcankii Daa'uud, iyo xiddigta waaberi oo dhalaalaysa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

16 Oo anigoo Ciise ah ayaan malaa'igtaydii u soo diray inay waxyaalahan idiinku markhaati furto kiniisadaha aawadood. Anigu waxaan ahay xididkii iyo farcankii Daa'uud, iyo xiddigta waaberi oo dhalaalaysa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 22:16
30 Iomraidhean Croise  

Tani waa abtirsiimadii Ciise Masiix wiilkii Daa’uud, wiilkii Ibraahim.


Waxeyna yiraahdeen, “Aaway ilmaha dhashay kaasoo ah boqorka Yuhuudda? Waxaan xiddigtiisi ka aragnay xagga bariga waxaanna u nimid inaan caabudno.”


“Maxaad ka aaminsan tihiin Masiixa? Waa ina ayo?” Waxey ku jawaabeen, “Waa wiilka Daa’uud.”


Haddaba haddii uu Daa’uud ugu yeeray ‘Sayid’ sidee ayuu wiilkiisa ku noqon karaa?”


Naxariista iyo jaceylka Illaaheena ayaa qoraxda samada nooga soo ifin doona.


Daa’uud ayaaba ugu yeeraya ‘Sayid.’ Haddaba sidee ayey ku noqon kartaa inuu yahay wiilkiisa?”


Sidoo kale nebi Isayos wuxuu yiri, “Waxaa imaan doona mid ka tirsan farcankii Yesay, kaasoo u imaan doona inuu xukumo dadka aan Yuhuudda ahayn, rajadooda ayeyna saaran doonaan.”


Ibraahim, Isxaaq iyo Yacquub ayaa awoowayaashood ah, Masiixuna wuxuu kasoo jeeday Israa’iil marka jirkiisa binu aadannimo la fiiriyo. Kaasoo ah Illaaha wax walba maamula, una qalma ammaanta weligeed ah! Aamiin.


Waxaan kaloo haysanaa fariinta wax sii sheegida ee aan ku kalsoonnahay, waa inaad si fiican uga fiirsataan waxey qoreen, waayo hadaladoodu waa sida feynuus ka iftiimaysa meel mugdi ah, illaa uu waagu baryo oo Ciise kaasoo ah xiddiga waaberiga uu ka dhex iftiimo qalbiyadiina.


Tani waa muujin ka timid Ciise Masiix, taas oo Illaahey siiyay inuu tuso adeegihiisa waxyaalaha mar dhow dhici doona. Wuxuu soo diray malag si uu muujintaan ugu keeno adeegihiisa Yooxanaa.


Codkuna wuxuu yiri, “Wixii aad aragtid buug ku qor una dir toddobada kaniisadood kuwaasoo ah, Efesos, Simurna, Bergamos, Tu’ateyra, Sardis, Filadelfiya iyo La’odikiya.”


Warqaddan waxey ka socotaa Yooxanaa wuxuuna u dirayaa toddobada kaniisadood ee ku yaala gobolka Aasiya. Nimco iyo nabad ka timid kan jira, kan jiray iyo kan imaan doona, iyo toddobada ruux ee carshiga hortiisa jooga ha idin la jirto.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta dhimashada labaad wax yeeli mayso.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta waxaan siin doonaa qaar ka mid ah maannada qarsoon. Sidoo kale waxaan qofkaas siin doonaa dhagax cad kaasoo magac cusub ku qoran yahay, magacaas oo qof kale uusan garaneyn waxaan ka ahayn midka loo qoray.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta waxaan siinayaa xaqa uu ku cuno geedka nolosha ee ku yaala jannada Illaahey.


Kadib malagii wuxuu i tusay webi biyo nolol ah leh, kaasoo sida muraayad u cad, wuxuuna kasoo qulqulayay xagga carshiga Illaahey iyo xagga Wanka.


Daa kan sharta sameynayo ha sii wadee, kan xumaanta sameeyana ha sii wado, kan waxa saxda ah sameeyana ha sii wado, kuwa xaqa ahna ha sii ahaadaan kuwo xaq ah.”


Mid walboo waxyaalahan u marqaatifuraya ha dhaho, “Haa mar dhow ayaan imaanayaa.” Aamiin. Kaalay, Sayid Ciisow.


Malagii ayaa igu yiri, “Ereyadan waa kuwo lagu kalsoon yahay oo run ah, Illaahii ruuxyada nebiyada dhiirigeliyay ayaa malagiisi soo diray si uu u tuso adeegihiisa waxyaalaha mar dhow dhici doona.”


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha.”


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha.


Kadibna mid ka mid ah odayaasha ayaa igu yiri, “Ha ooyin! Balse fiiri Libaaxa qabiilka Yahuudah, kii asalkiisu kasoo jeeday Daa’uud, wuu guuleystay. Wuuna awoodaa inuu furo buugga iyo toddobadiisa shaabadood.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan