Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 21:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Mid ka mid ah toddobadii malaa’ig ee hayay toddobada baaquli oo ey balaayada ka buuxday ayaa yimid oo igu yiri, “Kaalay, aan ku tusee aroosada, xaaskii Wanka.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Markaasaa waxaa yimid mid ka mid ah toddobadii malaa'igood oo haystay toddobadii fijaan oo ay ka buuxeen toddobadii belaayo ee ugu dambeeyey; oo iyana way ila hadashay, oo waxay igu tidhi, Bal kaalay halkan oo waxaan ku tusayaa aroosadda oo ah Wanka afadiisa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

9 Markaasaa waxaa yimid mid ka mid ah toddobadii malaa'igood oo haystay toddobadii fijaan oo ay ka buuxeen toddobadii belaayo ee ugu dambeeyey; oo iyana way ila hadashay, oo waxay igu tidhi, Bal kaalay halkan oo waxaan ku tusayaa aroosadda oo ah Wanka afadiisa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 21:9
10 Iomraidhean Croise  

Tani waa muujin ka timid Ciise Masiix, taas oo Illaahey siiyay inuu tuso adeegihiisa waxyaalaha mar dhow dhici doona. Wuxuu soo diray malag si uu muujintaan ugu keeno adeegihiisa Yooxanaa.


Mid ka mid ah toddobadii malaa’ig ee heysay toddobada baaquli ayaa ii imaaday oo igu yiri, “Kaalay, waxaan ku tusi doonaa ciqaabta tan jirka ka ganacsata taas oo u talisa biyo badan.


Bal aan raynrayno oo faraxno, aan siino ammaan! Waayo arooski Wanka waa la gaaray, aroosadina wey is diyaarisay.


Kadibna wuxuu cabbiray darbigii, cabbirkiisuna wuxuu ahaa 65 mitir (Haddii cabbirka binu aadan la isticmaalo taas oo malagu isticmaalay).


Waxaanna arkay magaalada quduuska ah, Yeruusaalem cusub taas oo samada xagga Illaahey ka imaaneyso, iyadoo u diyaarsan sida aroosad oona u labisan ninkeeda.


Kadib malagii wuxuu i tusay webi biyo nolol ah leh, kaasoo sida muraayad u cad, wuxuuna kasoo qulqulayay xagga carshiga Illaahey iyo xagga Wanka.


Ruuxa Quduuska ah iyo aroosadu waxey yiraahdeen, “Kaalay!” Ha noqoto in mid walboo arintan maqlo yiraahdo, “Kaalay!” Kan haraadsan ha yimaado, kan rabo inuu si xor ah uga cabo biyaha nolosha ha yimaado.


Malagii ayaa igu yiri, “Ereyadan waa kuwo lagu kalsoon yahay oo run ah, Illaahii ruuxyada nebiyada dhiirigeliyay ayaa malagiisi soo diray si uu u tuso adeegihiisa waxyaalaha mar dhow dhici doona.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan