Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 21:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Waxaa kale uuna yiri, “Wey dhamaatay. Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, bilowga iyo dhamaadka. Kuwa haraadsan waxaan hadiyad ahaan uga waraabin doonaa isha biyaha nolosha ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Oo wuxuu igu yidhi, Iyagu way ahaadeen. Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, iyo bilowgii iyo dhammaadka. Oo kii harraadsan waxaan hadiyad ahaan uga waraabin doonaa isha biyaha nolosha.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

6 Oo wuxuu igu yidhi, Iyagu way ahaadeen. Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, iyo bilowgii iyo dhammaadka. Oo kii harraadsan waxaan hadiyad ahaan uga waraabin doonaa isha biyaha nolosha.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 21:6
26 Iomraidhean Croise  

Ciise ayaa ugu jawaabay, “Haddaad ogaan lahayd hadiyada Illaahey iyo kan biyaha ku weydiisanaya, isaga ayaad weydiisan lahayd wuxuuna ku siin lahaa biyaha nool.”


Naagtii ayaa tiri, “Mudane, ma haysatid weel aad ku darsatid ceelkuna aad ayuu u dheer yahay. Halkeed ka heli kartaa biyahan nool?


laakiin mid walboo caba biyaha aan isaga siiyo weligiis ma oomi doono. Biyaha aan siin doono waa sida il biyo durduraya illaa iyo nolosha weligeed ah.”


Laakiin waxaa kuli xaq looga dhigay nimcada Illaahey taas oo ku timid furashada Ciise Masiix.


Illaahey nagama lexajecleysan Wiilkiisa, laakiin wuu noo bixiyay. Hadduuba Illaahey sidan sameeyay miyuusan wax walbana na siin doonin?


Waxaan helnay ma aha ruuxda aduunka, laakiin Ruuxa Illaahey xaggiisa ka yimid, si aan u fahanno barakada Illaahey na siiyay.


Laakiin qofku hadduu aasaaskaas ku dul dhiso dahab, ama qalin, ama dhagaxyo qaali ah, ama qoryo, ama caws iyo bal.


Sidaa darteed waa in aadan ku faanin hogaamiyayaasha binu aadanka! Waayo waxyaalaha oo dhan idinka ayaa leh.


Haddaba muxuu yahay Abolloos? Bawlosna muxuu yahay? Waxa kaliya ey yihiin waa adeegayaasha idin ka caawiyay si aad u aamintaan. Waa Sayidka kan shaqadan u diray iney sameeyaan.


Codkuna wuxuu yiri, “Wixii aad aragtid buug ku qor una dir toddobada kaniisadood kuwaasoo ah, Efesos, Simurna, Bergamos, Tu’ateyra, Sardis, Filadelfiya iyo La’odikiya.”


Markaan arkayna waxaan ku dhacay cagihiisa sida qof dhintay oo kale. Kadibna wuxuu i saaray gacantiisa midig oo wuxuu igu yiri, “Ha cabsan, waayo waxaan ahay kan ugu horeeya oo uguna dambeeya.


Rabbiga Illaaha ah wuxuu leeyahay, “Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, kan jira, kan jiray iyo kan imaan doona, oo ah Qaadirka.”


Wuxuuna ku dhaartay magaca kan weligiis nool, kaasoo abuuray samada iyo waxyaalihii ku jiray oo dhan, dhulka iyo waxyaalihii ku jiray oo dhan, badda iyo waxyaalihii ku jiray oo dhan. Wuxuuna yiri, “Waqtigii sugitaanka wuu dhamaaday.


Malagii toddobaadna wuxuu baaquligiisi ku daadiyay hawada, waxaana carshigi macbadka yaalay xaggisa ka yimid cod dheer oo dhahaya, “Wey dhamaatay!”


Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, kan ugu horeeya iyo kan ugu dambeeya, bilowgii iyo dhamaadkii.”


Ruuxa Quduuska ah iyo aroosadu waxey yiraahdeen, “Kaalay!” Ha noqoto in mid walboo arintan maqlo yiraahdo, “Kaalay!” Kan haraadsan ha yimaado, kan rabo inuu si xor ah uga cabo biyaha nolosha ha yimaado.


“Fariin u qor malaga kaniisadda La’odikiya. Kuwani waa ereyada kan runta sheega, kan aaminka ah iyo kan marqaatifurka runta ah, taliyaha abuurkii Illaahey.


Waayo Wanka dhex taagan carshiga ayaa u ahaan doona arijir. Wuxuuna iyaga ku hogaamin doonaa isha biyaha nool ah. Illaaheyna indhahooda ayuu ka tiri doonaa ilinta.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan