Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -

Muujintii 21:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Magaaladu waxey u dhisneyd si afar gees ah, dhirirka iyo balaca. Wuxuu ku cabbiray ul dhirirkeeda, balaceeda iyo sarajoogeeduba waxey noqdeen 2,200 oo kiilo mitir.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Oo magaaladuna waxay u dhisnayd afar gees, oo dhererkeeduna wuxuu le'ekaa ballaadhkeeda; oo markaasay waxay magaaladii ku qiyaastay cawsduurkii, oo waxay noqotay laba iyo toban kun oo istaadiyon; oo dhererkeeda iyo ballaadhkeeda iyo sarajooggeeduba waa isla ekaayeen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 21:16
6 Iomraidhean Croise  

Malagii aniga ila hadlayay wuxuu hayay ul dahab ah oo lagu cabbiro magaalada, albaabadeeda iyo darbiyadeeda.

Kadibna wuxuu cabbiray darbigii, cabbirkiisuna wuxuu ahaa 65 mitir (Haddii cabbirka binu aadan la isticmaalo taas oo malagu isticmaalay).

Lean sinn:

Sanasan

Sanasan