Muujintii 21:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Waxeyna lahayd darbi weyn oo dheer oona leh toban iyo laba albaab, iyo laba iyo toban malag oo albaabada taagan. Albaabadana waxaa ku qornaa magacyada toban iyo labada qabiil ee Israa’iil. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH12 oo waxay lahayd derbi weyn oo dheer; oo waxay kaloo lahayd laba iyo toban irdood, oo irdahana waxaa ka taagnaa laba iyo toban malaa'igood; oo waxaa ku qornaa magacyo, kuwaas oo ah magacyadii laba iyo tobanka qabiil oo reer binu Israa'iil; Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah12 oo waxay lahayd derbi weyn oo dheer; oo waxay kaloo lahayd laba iyo toban irdood, oo irdahana waxaa ka taagnaa laba iyo toban malaa'igood; oo waxaa ku qornaa magacyo, kuwaas oo ah magacyadii laba iyo tobanka qabiil oo reer binu Israa'iil; Faic an caibideil |