Muujintii 21:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Ruuxdeyda ayuu qaaday oo saaray buurta weyn oo dheer, wuxuuna itusay magaalada quduuska ah, Yeruusaalem oo ka imaaneyso samada xagga Illaahey. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH10 Oo iyana waxay igu qaadday Ruuxa, oo waxay i geeysay buur weyn oo dheer, oo waxay i tustay magaalada Yeruusaalem oo quduuska ah oo samada ka soo degaysa xagga Ilaah, Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah10 Oo iyana waxay igu qaadday Ruuxa, oo waxay i geeysay buur weyn oo dheer, oo waxay i tustay magaalada Yeruusaalem oo quduuska ah oo samada ka soo degaysa xagga Ilaah, Faic an caibideil |
Midka guuleysta waxaan ka dhigi doonaa tiirka ku yaala macbadka Illaaheyga, weligoodna halkaas kama tagi doonaan. Waxaan iyaga ku qori doonaa magaca Illaahey iyo magaca magaalada Illaahey, Yeruusaalemta cusub, taas oo ka imaan doonta Illaahey xagga samada, sidoo kalana magaceyga cusub ayaan iyaga ku qori doonaa.