Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 21:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Kadibna waxaan arkay, “Samo iyo dhul cusub,” waayo samadii iyo dhulkii hore wey dhamaadeen, xitaa bad ma jirin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Oo waxaan arkay samo cusub iyo dhul cusub; waayo, samadii hore iyo dhulkii hore way dhammaadeen; oo baddiina mar dambe ma ay jirin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Oo waxaan arkay samo cusub iyo dhul cusub; waayo, samadii hore iyo dhulkii hore way dhammaadeen; oo baddiina mar dambe ma ay jirin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 21:1
13 Iomraidhean Croise  

In abuurka laga xoreeyo adoonsiga iyo qurunka oo eyna caruurta Illaahey la wadaagaan xornimada iyo ammaanta.


Laakiin maalinta uu Rabbiga dadka oo dhan xukumi doono waxey u imaan doontaa si qarsoodi ah. Samooyinka guux ayey ku burburi doonaan, waxyaalaha kalana waxey ku baabi’i doonaan dab, aduunka iyo waxa ku jira oo dhan waa la gubi doonaa.


Laakiin waxyaalahaas oo dhan markey dhacaan kadib waxaan sugeynaa samo iyo dhul cusub kuwaasoo uu naga ballan qaaday, aduun uu xaqnimada Illaahey ka buuxo.


Masduulaagii wuxuu taagnaa badda qarkeeda, kadibna waxaan arkay bahal badda kasoo baxaya. Wuxuuna lahaa toban geesood iyo toddobo madax, toban taaj ayuuna ku watay geesihiisa, madax walbana waxaa ku yaalay magac caay ah.


Kadibna waxaan arkay carshi weyn oo cad iyo kan ku fadhiyo. Dunida iyo samadaba wey ka carareen joogitaankiisa, laakiin wey waayeen meel ey isku qariyaan.


Kan carshiga ku fadhiyana wuxuu yiri, “Wax walba ayaan cusbooneysiinayaa!” Haddana wuxuu yiri, “Waxyaalahan qor, waayo waxaan kuu sheegayo waa ereyo lagu kalsoon yahay oo run ah.”


Samada waxaa loo duuduubay sida buug, buuraha iyo jasiirad walbana meeshooda ayaa laga qaaday.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan