Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 20:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Waxaanna arkay iyagoo kasoo baxaya dhulka oo dadka Illaahey iyo Yeruusaalem magaaladii uu jeclaa ku wareegsaday. Laakiin waxaa samada ka yimid dab gubay ciidankii oo dhan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Oo waxay ku soo kor baxeen ballaadhka dhulka, oo waxay hareereeyeen kaambadii quduusiinta iyo magaaladii la jeclaa; markaasaa waxaa samada ka soo degay dab, wuuna laastay iyagii.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

9 Oo waxay ku soo kor baxeen ballaadhka dhulka, oo waxay hareereeyeen kaambadii quduusiinta iyo magaaladii la jeclaa; markaasaa waxaa samada ka soo degay dab, wuuna laastay iyagii.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 20:9
33 Iomraidhean Croise  

Laakiin maalintii uu Luud ka tagay Sodom, dab iyo baaruud ayaa roob oo kale cirka uga soo da’ay oo baabi’iyay dhamaantood.


Waxaa imaan doona maalmaha ey cadowgiinu darbi idin ka dhex dhisi doonaan oo ey idin kaga soo wareejin doonaan dhinac walba.


“Markaad aragtaan Yeruusaalem oo ey ciidamo hareereeyeen, waxaad ogaataan in waqtigii duminteeda la gaaray.


Markii Yacquub iyo Yooxanaa oo ka mid ahaa xerta arkeen waxa dhacaya ayey Ciise ku yiraahdeen, “Rabbiyow, miyaad dooneysaa inaan amarno dab inuu cirka ka yimaado oo iyaga dhan wada baabi’iyo?”


Wuuna ciqaabi doonaa kuwa aan Illaahey garaneyn iyo kuwa aan adeecin injiilka Sayidkeena Ciise.


Haddaba aan banaanka xerada u baxno oo aan isaga u tagno si aan ula wadaagno ceebta.


Haddii qof isku dayo inuu dhibaateeyo, dab ayaa afkooda kasoo bixi doona oo gubi doona cadowgooda. Sidan ayey kuwa walboo iyaga dhibaateyn raba u dhiman doonaan.


Mucjisooyin waaweyn ayuuna sameeyay, wuxuu sababay in dab ka yimaado samada ilaa dhulka iyadoo ey dadka oo dhan arkayaan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan