Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 20:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Wuxuu ku tuuray bohoshii wuuna xiray oo ku dul shaabadeeyay si looga reebo inuusan khiyaanin quruumaha mar dambe illaa ey kun sano ka dhamaato. Kadibna waa in muddo yar la soo daayaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 oo waxay ku ridday yaamayskii, markaasay xidhay oo shaabad ku awday inaanu quruumaha mar dambe khiyaanayn ilamaa kunka sannadood ay dhammaadaan; oo taas ka dib waa in isaga la furo wakhti yar.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 oo waxay ku ridday yamayskii, markaasay xidhay oo shaabad ku awday inaanu quruumaha mar dambe khiyaanayn ilamaa kunka sannadood ay dhammaadaan; oo taas ka dib waa in isaga la furo wakhti yar.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 20:3
17 Iomraidhean Croise  

Waayo waxaa imaan doona masiixyo been ah iyo nebiyo been ah, waxeyna sameyn doonaan mucjisooyin waaweyn oo layaab leh si ey dadka ugu khiyaanaan, xitaa waxey isku dayi doonaan iney khiyaanaan dadka uu Illaahey doortay.


Markaas ayey tageen oo hubiyeen qabrigii iyagoo dhagax kula shaabadeynaayo waardiyana saaraaya.


Dadka qaarkood waa sida abuurka jidka ku dhacay ereyga wey maqlaan laakiin Shaydaanku intuu u yimaado ayuu qalbigooda ka saaraa ereygii lagu beeray.


Markaas ayaa ruuxyadii wasakhda lahaa Ciise baryeen oo ku yiraahdeen fadlan ha noo dirin boholaha.


Laakiin waxaan ka cabsanayaa in la idiin khiyaano, sidii Xaawo masku u khiyaanay. Waxaan ka cabsanayaa in eydan Masiixa si daacad ah uga fikirin.


Saaxiibayaalow, ha illoobina hal wax, hal maalin Illaahey agtiisa waxey ka tahay kun sano, kun sanana waxey agtiisa ka tahay sida hal maalin oo kale.


Masduulaagii weynaa oona ahaa maskii hore kaasoo la dhihi jiray ibliis ama Shaydaan, kaasoo aduunka oo dhan khiyaanayay dhulka ayaa lagu tuuray isaga iyo malaa’igtiisi oo dhan.


Mucjisadii loo ogolaaday inuu sameeyo beddelkii bahalka hore, wuxuu khiyaanay dadkoo dhan kuwaas oo ah kuwa aduunka. Wuxuuna dadka ku amray iney taalo weyn u dhisaan bahalkii hore, kaasoo dhaawaciisi laga bogsiiyay oona nolol kusoo laabtay.


Boqorrada aduunka wey la sineysteen, xitaa dadka aduunku waxey ku sumoobeen khamrada sinadeeda.”


Bahalka aad aragtay wuu noolaan jiray, laakiin hadda ma noolo. Mar dhow ayuuna ka imaan doonaa bohosha oona tagi doonaa halka lagu burburin doono. Dadka dunidan ku nool oo aan magacyadooda lagu qorin buugga nolosha ka hor abuurka, wey la yaabi doonaan markii uu bahalka soo baxo kaasoo horey u dhintay.


Haddana waxaan arkay malag ka imaanaya samada, wuxuuna gacanta ku hayay furaha bohosha iyo silsilad culeys ah.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan