Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 20:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Kadibna waxaan arkay carshi weyn oo cad iyo kan ku fadhiyo. Dunida iyo samadaba wey ka carareen joogitaankiisa, laakiin wey waayeen meel ey isku qariyaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Oo markaasaan arkay carshi weyn oo cad, iyo kii ku fadhiyey, oo wejigiisa dhulkii iyo samadii ay ka carareen, oo iyagiina meel looma helin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

11 Oo markaasaan arkay carshi weyn oo cad, iyo kii ku fadhiyey, oo wejigiisa dhulkii iyo samadii ay ka carareen, oo iyagiina meel looma helin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 20:11
27 Iomraidhean Croise  

Kadibna waxaan arkay, “Samo iyo dhul cusub,” waayo samadii iyo dhulkii hore wey dhamaadeen, xitaa bad ma jirin.


Isla ereygii ayuu Illaahey ku amray samada iyo dhulka hadda jira iney sii jiraan illaa markii uu xukun ku keeni doono dadka eysan noloshooda isaga ka farxin.


“Markii uu Wiilka Aadanahu ammaantiisa ku yimaado, malaa’igtiisuna ey la socdaan, wuxuu ku fariisan doonaa carshiga ammaantiisa.


Laakiin madax adeegiina iyo qalbi aan toobadkeenka lahayn daraadeed, waxaad isku badineysaan carada Illaahey maalinta Illaahey aduunka xaq ku xukumayo.


Cirka iyo dhulku wey dhamaan doonaan, laakiin ereyadaydu weligood ma dhamaan doonaan.


Jasiirad walba wey baaba’day, buur walbana waa la waayay.


Samada waxaa loo duuduubay sida buug, buuraha iyo jasiirad walbana meeshooda ayaa laga qaaday.


Wuxuuna qabtay masduulaagii, maskii duqa ahaa, kaasoo ah ibliiska, ama Shaydaanka wuxuuna ku xirxiray silsiladii kun sanadood.


Masduulaagii waa laga adkaaday, isaga iyo malaa’igtiisi waxaana laga saaray samada.


Isla markiiba waxaan ku jiray Ruuxa, oo samadana waxaan ku arkey carshi kaasoo uu qof ku fadhiyay.


Waxaan arkay samada oo furan oo horteydana waxaa taagnaa faras cad, kaasoo midka wada lagu magacaabay midka aaminka iyo runta ah. Si xaqnimo ayuuna ku xukumaa si xaq ah ayuuna u dagaalamaa.


Laakiin waxaan idin ku leeyahay, maalinta wax la xukumayo Turos iyo Siidoon ayaa idin ka xukun fududaan doona.


Kan carshiga ku fadhiyana wuxuu yiri, “Wax walba ayaan cusbooneysiinayaa!” Haddana wuxuu yiri, “Waxyaalahan qor, waayo waxaan kuu sheegayo waa ereyo lagu kalsoon yahay oo run ah.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan