Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 20:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Haddana waxaan arkay malag ka imaanaya samada, wuxuuna gacanta ku hayay furaha bohosha iyo silsilad culeys ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Oo markaasaan arkay malaa'ig samada ka degaysa, oo waxay gacanta ku haysatay furihii yaamayska iyo silsilad weyn.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Oo markaasaan arkay malaa'ig samada ka degaysa, oo waxay gacanta ku haysatay furihii yamayska iyo silsilad weyn.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 20:1
8 Iomraidhean Croise  

Markaas ayaa ruuxyadii wasakhda lahaa Ciise baryeen oo ku yiraahdeen fadlan ha noo dirin boholaha.


Waayo Illaahey uma naxariisan xitaa malaa’igta dembaabtay. Wuxuu ku tuuray hogga mugdiga ah ee naarta iyagoo silsilado ku xirxiran si ey halkaas u joogaan illaa maalinta xukunka la gaaro.


Waxaa kaloo aad ogtihiin Malaa’igtii aan shaqadoodi qaban ee meesha ka baxday oo ka tagay meelihii ku haboonaa. Illaahey wuxuu ku xiray silsilado weligood ah, oo hadda wuxuu ku hayaa godad gudcur ah illaa maalinta weyn ee xukunka.


Waxaan ahay Midka Nool, waan dhintay, haddana arag, weligey waan noolaan doonaa! Waxaanna hayaa furaha dhimashada iyo xabaalahaba.”


Kadibna waxaan arkay malag weyn oo ka imaanaya samada. Waxaana ku wareegsanaa daruur, qaansaroobeed ayaana xagga madaxiisa ku taalay, wejigiisuna wuxuu u ifayay sida qorax, lugihiisuna waxey u ekaayeen tiirar dab ah.


Waxyaalahan oo dhan kadib ayaan arkay malag kale oo ka imaanaya samada. Wuxuuna lahaa awood weyn, dhulkuna wuxuu la iftiimay ammaantiisa.


Wuxuu ku tuuray bohoshii wuuna xiray oo ku dul shaabadeeyay si looga reebo inuusan khiyaanin quruumaha mar dambe illaa ey kun sano ka dhamaato. Kadibna waa in muddo yar la soo daayaa.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan