Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 2:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 “Fariin u qor malaga kaniisadda Simurna. Kuwani waa ereyada kan horey u jiray iyo kan ugu dambeeyo, kaasoo dhintay oona soo noolaaday.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Kiniisadda Simurna ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Kan ugu horreeyey oo ugu dambeeya, oo dhintay, oo soo noolaaday, wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

8 Kiniisadda Simurna ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Kan ugu horreeyey oo ugu dambeeya, oo dhintay, oo soo noolaaday, wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 2:8
8 Iomraidhean Croise  

Waayo Masiixu wuu dhintay kadibna wuu ka sarakacay dhimashada. Sidaa darteed ayuuna ku noqonayaa Sayidka kuwa dhintay iyo kuwa nool.


Codkuna wuxuu yiri, “Wixii aad aragtid buug ku qor una dir toddobada kaniisadood kuwaasoo ah, Efesos, Simurna, Bergamos, Tu’ateyra, Sardis, Filadelfiya iyo La’odikiya.”


Rabbiga Illaaha ah wuxuu leeyahay, “Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, kan jira, kan jiray iyo kan imaan doona, oo ah Qaadirka.”


“Fariin u qor malaga kaniisadda Efesos. Waxaadna ku dhahdaa, aniga ayaa waxyaalahan ku dhahaya, aniga ayaana toddobada xiddigood gacanteyda midig ku haya. Aniga ayaa ku dhex socda toddobada laambadood.


Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, kan ugu horeeya iyo kan ugu dambeeya, bilowgii iyo dhamaadkii.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan