Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 2:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

27 Waxey aduunka ku xukumi doonaan ul bir ah, waxeyna u burburin doonaan sida digsi caro laga sameeyay oo kale, sida aan awoodda uga helay Aabahey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

27 Oo wuxuu ku xukumi doonaa ul bir ah, sida weelasha dheriyasameeyuhu ay u burburaan; sida aan aniguba Aabbahay uga helay:

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

27 Oo wuxuu ku xukumi doonaa ul bir ah, sida weelasha dheriyasameeyuhu ay u burburaan; sida aan aniguba Aabbahay uga helay:

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 2:27
12 Iomraidhean Croise  

“Aabahay ayaa wax walba i siiyay. Cidna ma garaneyso Wiilka Aabaha maahee, sidoo kalana cidna ma garaneyso Aabaha Wiilka iyo kuwii uu doorto inuu u muujiyo maahee.


Sidaa darteed waxaan idin siinayaa awood aad ku xukuntaan boqortooyada, siduu Aabahay ii siiyay oo kale,


“Aabow waxaan doonayaa in kuwii aad i siisay ila joogaan halkan joogo, oo ey ammaanteyda arkaan ammaantaad i siisay waayo waxaad i jeclaatay intaan aduunka la abuurin ka hor.


Waxeyna dhashay cunug wiil ah kaasoo aduunka u talin doona isaga oo isticmaalaya ul bir ah. Cunugiina waxaa kor loogu qaaday xagga Illaahey iyo carshigiisa.


Afkiisana waxaa kasoo baxay seef af leh oo uu ku weerari rabo quruumaha. “Wuxuu ku xukumi doonaa ul bir ah.” Carada Illaahey Qaadirka waxey u burburin doonaa cadowgiisa sida canabka loogu dhex cadaadiyo meesha canabka lagu shiido.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan