Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 2:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 Waxaan siiyay waqti ey ku toobadkeento, laakiin ma dooneyso iney kasoo laabato sinada.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Oo waxaan iyada siiyey wakhti ay ku toobad keento, iyaduse dooni mayso inay ka toobad keento sinadeeda.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

21 Oo waxaan iyada siiyey wakhti ay ku toobadkeento, iyaduse dooni mayso inay ka toobadkeento sinadeeda.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 2:21
9 Iomraidhean Croise  

Inkastoo uu Illaahey xaq u leeyahay inuu caradiisa iyo awooddiisa u muujiyo qof walboo istaahila in la baabi’iyo, laakiin wuu u dulqaataa iyaga.


Kuwaas oo horey u caasiyay markii uu Illaahey dulqaad ku sugayay iney toobadkeenaan waqtigii uu Nuux dhisayay doonta. Siddeed qof oo kaliya ayaa ka badbaaday daadkii aadka u badnaa.


Midna xasuusta, dulqaadka Rabbiga inuu idin siinayo waqti aad kusoo badbaadaan. Sida uu walaalkeena qaaliga ah Bawlos idiin kugu soo qoray xigmadda uu Illaahey isaga siiyay.


Rabbigu kama raago inuu ballantiisa oofiyo, sida kuwa kale u maleeyaan. Laakiin wuu idiin dulqaataa, isaga oo aan rabin in midkiin lumo, oo laakiin raba in qof walba toobadkeeno.


waxeyna inkaareen Illaaha samada boogtoodi iyo xanuunka dartiis. Laakiin wey diideen iney ka toobadkeenaan wixii ey sameeyeen.


Qof walbana kuleyl daran ayaa gubay, waxeyna inkaareen magaca Illaahey, kaasoo xukuma balaayadan oo dhan, laakiin wey diideen iney toobadkeenaan oo ey Illaahey ammaanaan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan