Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 2:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Si kastaba ha ahaatee wax ayaan idin ku haystaa. Waxaad u dulqaadateen naagtaas Yesebeel, taas oo iskugu yeerta nebiyad. Wax barideeda ayey adeegayaasheyda ku lumisay iney sineystaan oo eyna cunaan cuntada loo bixiyay sanamyada.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Laakiinse wax baan kuu haystaa, waayo, waxaad oggoshahay naagta Yesebeel la yidhaahdo oo nebiyad isku sheegta; oo waxay addoommadayda bartaa oo ku sasabtaa inay sinaystaan oo ay cunaan waxyaalo sanamyo loo bixiyey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

20 Laakiinse wax baan kuu haystaa, waayo, waxaad oggoshahay naagta Yesebeel la yidhaahdo oo nebiyad isku sheegta; oo waxay addoommadayda bartaa oo ku sasabtaa inay sinaystaan oo ay cunaan waxyaalo sanamyo loo bixiyey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 2:20
19 Iomraidhean Croise  

Laakiin waa inaan u qorno oo u sheegno in eysan cunin cunto loo bixiyay sanamyada, sinada, xayawaanada la ceejiyay hilibkooda iyo dhiigga.


Laakiin waa in eydan cunin cunto loo bixiyay sanamyada, dhiigga ama xayawaanada la ceejiyay hilibkooda iyo sinada. Waxan oo dhan haddaad raacdaan si fiican ayaad sameyn doontaan. Nabadgelyo.


Laakiin haddii uu qof ku dhaho, “Cuntada waxaa loo bixiyay sanam,” ha cunin, qofkii kuu sheegay iyo damiirka dartood.


Haba ahaatee dhowr waxyaalo ayaan idin ku haystaa. Qaar idin ka mid ah ayaa haysta wax baritaanka Balcaam, kaasoo baray Baalaaq inuu ku khiyaano dadka Israa’iil iney dembaabaan si ey u cunaan cuntada loo bixiyay sanamyada oo eyna sineystaan.


Laakiin halkan wax ayaan idin ku haystaa, waxaad iska dayseen inaad i jeclaataan oo iskuma jeclidiin sidii markii hore aad ahaydeen.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan