Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 2:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Waan ogahay camalkiina, jaceylkiina iyo iimaankiina, adeegiina iyo dulqaadkiina, inaad hadda sameyneysaan wax ka badan wixii aad horey u sameyn jirteen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Waan ogahay shuqulladaada, iyo jacaylkaaga, iyo rumaysadkaaga, iyo adeegiddaada, iyo samirkaaga, iyo inay shuqulladaadii dambe ka sii badan yihiin kuwaagii hore.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

19 Waan ogahay shuqulladaada, iyo jacaylkaaga, iyo rumaysadkaaga, iyo adeegiddaada, iyo samirkaaga, iyo inay shuqulladaadii dambe ka sii badan yihiin kuwaagii hore.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 2:19
16 Iomraidhean Croise  

Goortii waqtigiisi uu macbadka ka shaqeynayay dhamaaday ayuu guriga u laabtay.


Wuxuuna gooyaa laan walboo igu taala oo aan mirro dhaleynin, laakiin laan kastoo igu taala oo mirro dhasha wuu nadiifiyaa si ey mirro badan u bixiso.


Waxyaalahan oo dhan waxaa ka muhiimsan in aad is jeclaataan, waayo haddii aad sidaas sameysaan si kaamil ah ayaad u midoobi doontaan.


Haddaba waxaa noo imaaday Timoteyos, wuxuuna noo keenay war wanaagsan ee ku saabsan iimaankiina iyo jaceylkiina. Wuxuuna yiri inaad mar walba farxad nagu xusuusataan oo aad u xiistaan inaad na aragtaan sida aan anaguba ugu xiisnay inaan idin aragno.


Walaalayaalow waxaan ku qasbannahay inaan Illaahey u mahadcelino idinka dartiin, waayo iimaankiina aad ayuu u koray sidoo kalana jaceylka aad isu qabtaanna wuu ku darsoomay.


Waa inaad dadka bartaa iney lahaadaan jaceyl daacada kaasoo ka imaada qalbi saafi ah, sidoo kalana damiir wanaagsan iyo iimaan dhab ah.


Waxa wax walba ugu muhiimsan waa inaad si dhab ah isu jeclaataan, waayo jaceylku wuxuu qariyaa dembiyo badan.


cibaadadana waxaad ku dartaan is daryeelid, daryeelkaasna jaceyl.


Laakiin ku kora nimcada iyo aqoonta Sayidkeena iyo Badbaadiyaheena Ciise Masiix. Ammaan oo dhan isaga ayaa leh, hadda iyo weligeedba! Aamiin.


Waan ogahay halka aad degantihiin, halkaas oo Shaydaanku carshi ku leeyahay. Inkastoo ey sidaas tahayna magaceyga waad xijiseen. Iimaanka kama eydan tagin xitaa maalmihii Antibas kaasoo ahaa marqaatigeyga aaminka ah oo lagu dilay magaaladiina halkaas oo Shaydaanku ku noolaa.


Waan ogahay dhibaatada iyo duruufta aad ku jirtaan, laakiin xagga ruuxa waxaad ka tihiin taajiriin. Waan ogahay caayda ey idin caayaan dadka Yuhuudda iska dhiga oo aan ahayn, laakiin sunagogyadoodu waa kan Shaydaanka.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan