Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 2:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 “Fariin u qor malaga kaniisadda Tu’ateyra. Kuwani waa ereyada Wiilka Illaahey, kaasoo indhihiisu u holcayaan sida dabka oo cagihiisuna u dhalaalayaan sida maarta.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 Kiniisadda Tu'ateyra ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Wiilka Ilaah oo indhihiisu u eg yihiin dab ololkiis, cagihiisuna u eg yihiin naxaas dhalaalaysaa wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

18 Kiniisadda Tu'ateyra ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Wiilka Ilaah oo indhihiisu u eg yihiin dab ololkiis, cagihiisuna u eg yihiin naxaas dhalaalaysaa wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 2:18
22 Iomraidhean Croise  

Butros oo weli hadlaya, ayaa waxaa iyagii daboolay daruur dhalaalaysa, cod ayaana daruurta ka dhex dhawaaqay oo yiri, “Kani waa Wiilkeyga aan jeclahay, waana ka raali noqday ee isaga dhagaysta!”


Markii boqol u taliyihii iyo askartiisi Ciise ilaalinayay arkeen dhul gariirkii iyo wax walboo dhacay, wey argagaxeen waxeyna yiraahdeen, “Xaqiiqdii wuxuu ahaa Wiilka Illaahey!”


Oo cod ayaa samada ka dhawaaqay oo yiri, “Kani waa Wiilkeyga aan jeclahay, oo waan ka raali noqday.”


Malagii ayaa u jawaabay oo ku yiri, “Ruuxa Quduuska ah ayaa kugu soo degi doona, xoogga Kan ugu Sareeya ayaad hoos tagi doontaa. Sidaa darteed kan quduuska ah ee dhalan doona waxaa loogu yeeri doonaa Wiilka Illaah.


Ereygii wuxuu noqday jir oo dhexdeena ayuu ku noolaaday. Ammaantiisa ayaan aragnay, ammaanta Wiilka kaliya ee ka yimid Aabaha isaga oo ey ka buuxdo nimco iyo run.


Nataana’elna wuxuu yiri, “Macalinow, waxaad tahay Wiilka Illaahey, waxaadna tahay boqorka Israa’iil.”


Sidaa darteed maxaad u leedihiin kan Aabuhu quduuska ka dhigay oo aduunka u soo diray waad caaytantay inaan iri, Waxaan ahay Wiilka Illaahey darteed?


Waayo Illaahey intuu aduunka jaceyl u qabay darteed ayuu siiyay Wiilkiisa kaliga ah, si mid walboo isaga aaminaa uusan u lumin laakiin uu u helo nolosha weligeed ah.


Mid walboo isaga aaminaa mala xukumi doono, laakiin mid walboo aan isaga aaminin horey ayaa loo xukumay waayo ma uusan aaminin magaca Wiilka kaliya ee Illaahey.


Runtii waxaan idin ku leeyahay, waqti ayaa soo socda waana la gaaray kaasoo kuwii dhintay maqli doonaan codka Wiilka Illaahey oo kuwa maqlana wey noolaan doonaan.


Mid ka mid ah kuwa dhageysanayay waxey ahayd haweeney magaceedu yahay Ludiya, waxey ka timid magaalada Tu’ateyra, oo waxeyna iibin jirtay dhar qaali ah oo midab guduudan. Illaahey ayey caabudi jirtay, isla markiiba Illaahey qalbigeeda ayuu furay si ey u maqasho Bawlos fariintiisa.


Intey wadada ku sii jireen, waxey soo agmareen meel biyo fadhiyaan ninkii ayaana yiri, “Fiiri, biyo waa kuwan, maxaa iga hor istaagi kara in la i baabtiiso?”


Laakiin Ruuxa Quduuska ah ayaa cadeeyay inuu yahay Wiilka Illaahey ee awoodda leh markii uu kasoo sarakacay dhimashada, waana Sayidkeena Ciise Masiix.


Illaahey nagama lexajecleysan Wiilkiisa, laakiin wuu noo bixiyay. Hadduuba Illaahey sidan sameeyay miyuusan wax walbana na siin doonin?


Codkuna wuxuu yiri, “Wixii aad aragtid buug ku qor una dir toddobada kaniisadood kuwaasoo ah, Efesos, Simurna, Bergamos, Tu’ateyra, Sardis, Filadelfiya iyo La’odikiya.”


“Fariin u qor malaga kaniisadda Efesos. Waxaadna ku dhahdaa, aniga ayaa waxyaalahan ku dhahaya, aniga ayaana toddobada xiddigood gacanteyda midig ku haya. Aniga ayaa ku dhex socda toddobada laambadood.


Haddaba waxaan idin ku leeyahay idinkan jooga Tu’ateyra, idinka oo aan raacin baritaanka beenta ah, oo aan baranin sirta Shaydaanka taas oo ey ugu yeeraan sirta weyn, culeys kale ma idin saarayo,


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan