Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 2:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta waxaan siin doonaa qaar ka mid ah maannada qarsoon. Sidoo kale waxaan qofkaas siin doonaa dhagax cad kaasoo magac cusub ku qoran yahay, magacaas oo qof kale uusan garaneyn waxaan ka ahayn midka loo qoray.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Kii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha. Kii guulaysta waxaan wax ka siin doonaa maannada qarsoon, oo waxaan siin doonaa dhagax cad, dhagaxa dushiisana waxaa ku qoran magac cusub oo aan ninna aqoon, kan hela mooyaane.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

17 Kii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha. Kii guulaysta waxaan wax ka siin doonaa maannada qarsoon, oo waxaan siin doonaa dhagax cad, dhagaxa dushiisana waxaa ku qoran magac cusub oo aan ninna aqoon, kan hela mooyaane.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 2:17
24 Iomraidhean Croise  

Ciise ayaa ugu jawaabay, “Waayo waxaa la idin siiyay garashada sirta boqortooyada jannada, laakiin iyaga lama siin.


Qofkii dheggo wax lagu maqlo leh ha maqlo.”]


Laakiin Ciise ayaa iyaga ku yiri, “Waxaan haystaa cunto aan cuno oo aadan idinku waxba ka ogayn.”


Qofka aan Ruuxa lahayn ma aqbalo waxyaalaha ka yimaaday Ruuxa Illaahey waxey u qaataan doqonnimo, mana fahmaan waxyaalahan waayo waxa kaliya oo lagu garan karaa waa Ruuxa.


Waayo waad u dhimatay, oo noloshaadana waxaa lagu qariyay tan Masiixa oo ku jirto Illaahey.


Waxeyna carshiga iyo afartii xayawaan iyo odayaasha ka hor heeseen hees cusub. Qofna heestaas ma baran karin waxaan ka ahayn boqol afartan iyo afartaas kun ee aduunka laga soo madax furtay.


Dharkiisa iyo bowdadiisa waxaa ku qoran magacan. Boqorka Boqorrada iyo Sayidka Sayidyada.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta dhimashada labaad wax yeeli mayso.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta waxaan siinayaa xaqa uu ku cuno geedka nolosha ee ku yaala jannada Illaahey.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha.”


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan