Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 2:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 “Fariin u qor malaga kaniisadda Bergamos. Kuwani waa ereyada kan leh seef soofeysan oo laba af leh.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Kiniisadda Bergamos ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Kan haysta seefta soofaysan oo labada af leh wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

12 Kiniisadda Bergamos ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Kan haysta seefta soofaysan oo labada af leh wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 2:12
10 Iomraidhean Croise  

Waayo ereyga Illaahey wuu nool yahay wuuna shaqeynayaa. Wuu ka af badanyahay xitaa seef labada dhinac af ku leh, wuxuu ka dhex dusi karaa nafta iyo ruuxda, kala goysyada iyo dhuuxa, wuxuu ogaan karaa fikirada iyo damacyada qalbiga.


Codkuna wuxuu yiri, “Wixii aad aragtid buug ku qor una dir toddobada kaniisadood kuwaasoo ah, Efesos, Simurna, Bergamos, Tu’ateyra, Sardis, Filadelfiya iyo La’odikiya.”


Gacantiisa midigna wuxuu ku hayay toddobo xiddigood, afkiisana waxaa kasoo baxayay seef soofeysan oo laba af leh. Wejigiisuna wuxuu ahaa sida qorax dhalaaleysa.


Afkiisana waxaa kasoo baxay seef af leh oo uu ku weerari rabo quruumaha. “Wuxuu ku xukumi doonaa ul bir ah.” Carada Illaahey Qaadirka waxey u burburin doonaa cadowgiisa sida canabka loogu dhex cadaadiyo meesha canabka lagu shiido.


Kuwa kalana waxaa lagu dilay seeftii kasoo baxeysay afka kan wada faraska, shimbirrihii dhanna wey cuneen hilibkoodi.


“Fariin u qor malaga kaniisadda Efesos. Waxaadna ku dhahdaa, aniga ayaa waxyaalahan ku dhahaya, aniga ayaana toddobada xiddigood gacanteyda midig ku haya. Aniga ayaa ku dhex socda toddobada laambadood.


Sidaa darteed toobadkeena! Haddii kale mar dhow ayaan idiin imaan doonaa oo aan la dagaali doona iyaga aniga oo isticmaalaya seefta afkeyga.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan