Muujintii 2:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Haka cabsanina dhibaatada idiin soo socota. Waxaan idin ku leeyahay ibliisku wuxuu qaarkiin dhigi doonaa xabsiga si uu idiin jarribo, toban maalmood ayaad silac la kulmi doontaan. Noqda kuwa aamin ah, xitaa illaa dhimasho, waxaanna idin siin doonaa taajka nolosha. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH10 Ha ka cabsan waxyaalaha aad dhowaan ku xanuunsan doontid. Bal eega, in laydin tijaabiyo aawadeed, Ibliisku qaarkiin buu dhowaan xabsi ku ridi doonaa, oo idinku intii toban maalmood ah waxaad heli doontaan dhibaato. Ilaa dhimashada aamin ahow, anna waxaan ku siin doonaa taajka nolosha. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah10 Ha ka cabsan waxyaalaha aad dhowaan ku xanuunsan doontid. Bal eega, in laydin tijaabiyo aawadeed, Ibliisku qaarkiin buu dhowaan xabsi ku ridi doonaa, oo idinku intii toban maalmood ah waxaad heli doontaan dhibaato. Ilaa dhimashada aamin ahow, anna waxaan ku siin doonaa taajka nolosha. Faic an caibideil |