Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 19:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Waxaana la siiyay dhar cad fiican oo nadiif ah si ey u gashato.” (Waayo dharka fiican wuxuu u taagan yahay camallada wanaagsan ee dadka Illaahey ee quduuska ah.)

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Oo waxaa iyadii lagu amray inay xidhato dhar wanaagsan oo dhalaalaya oo daahir ah; waayo, dharka wanaagsanu waxa weeye falimihii xaqa ahaa oo quduusiinta.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

8 Oo waxaa iyadii lagu amray inay xidhato dhar wanaagsan oo dhalaalaya oo daahir ah; waayo, dharka wanaagsanu waxa weeye falimihii xaqa ahaa oo quduusiinta.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 19:8
21 Iomraidhean Croise  

Hortooda ayuuna ku beddelmay, wejigiisuna wuxuu u dhalaalay sidii qoraxdii, dharkiisuna waxey u caddaadeen sidii iftiinkii.


Wuxuuna weydiiyay, ‘Saaxiib sidee halkan ku soo gashay adoon xirneyn dhar arooska u qalma?’ Ninkii wuu hadli waayay.


Dharkiisuna aad ayey caddaan dhalaalaya u noqdeen, caddaankaas wuxuu ahaa mid wax loo ekeysiin karin aduunkan jirin.


Iyagoo arintan ka yaaban, isla markiiba laba nin oo xiran dhar iftiin nuuraya ah ayaa agtooda soo istaagay.


Iyagoo aad ufiirinaya samada intuu Ciise sii socday, ayaa waxaa agtooda ka muuqday laba nin oo dhar cadcad xiran.


Beddelkii isku dabool Ciise Masiixna. Hana ka fikirina sidaad u qancin laheyd damaca jirka.


Illaahey wuxuu xaq nooga dhigay aaminaadaan aaminnay Ciise Masiix darteed. Farqina ma laha haddaad tahay Yuhuudi iyo haddii kale.


Rabbiyow yaan kaa cabsaneynin, oo aan ammaan magacaaga u keeneynin? Waayo adiga kaliya ayaa ah quduus. Quruumaha oo dhan hortaada ayey imaan doonaan oo ey ku caabudi doonaan, waayo ficiladaada xaqa ah waa la muujiyay.”


Macbadkii waxaa kasoo baxay toddobo malaa’ig oo wada toddobo balaayo. Dhar nadiif ah oo dhalaalaya ayey qabeen, shakaal dahab ah ayaa xabadka ugu xirnaa.


Ciidankiisi samada joogay ayaa isaga raacay, iyagoo wada faras cad oona gashan dhar cad oo fiican nadiifna ah.


Sidaa darteed waxaan idin dhahay dahab iga gata, dahab lagu sifeeyay dab, si aad taajir u noqotaan. Sidoo kalana dhar cad iga gata si eydan qaawanaantiina ceeb ugu dareemin, daawo iibsada si aad indhaha u marsataan oo aad wax u aragtaan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan