Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 19:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Kadibna cod ayaa ka yimid carshiga isaga oo leh, “Aan ammaanno Illaahey, dhamaan kuwa adeegayaashiisa ah, dhamaan kuwa isaga ka cabsada, mid weyn iyo mid yarba!”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Markaasaa cod baa ka soo baxay carshigii, oo wuxuu yidhi, Ilaaheenna ammaana, addoommadiisa oo dhammow, kuwiinna isaga ka cabsadow, yar iyo weynba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Markaasaa cod baa ka soo baxay carshigii, oo wuxuu yidhi, Ilaaheenna ammaana, addoommadiisa oo dhammow, kuwiinna isaga ka cabsadow, yar iyo weynba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 19:5
14 Iomraidhean Croise  

Wuxuuna dadkoo dhan ku qasbay yar iyo weynba, taajir iyo maskiinba, kuwa xor ah iyo adoonba in calaamad la saaro gacantooda midigta ah ama wejigooda,


Malagii toddobaadna wuxuu baaquligiisi ku daadiyay hawada, waxaana carshigi macbadka yaalay xaggisa ka yimid cod dheer oo dhahaya, “Wey dhamaatay!”


si aad u cuntaan hilibka boqorrada, kuwa madaxda ah, kuwa magaca leh, fardaha iyo kuwa wada, hilibka dadkoo dhan, kuwa xor ah iyo kuwa adoon ah, masaakiinta iyo taajiriintaba.”


Waxaan arkay kuwo dhintay, yar iyo weynba iyagoo hor taagan carshiga Illaahey. Buugaagtana waa la furay xitaa buugga nolosha. Kuwii dhintayna waxaa lagu xukumay wixii ey sameeyeen, sida buugga ku qoran.


Sidaa darteed, “Waxey joogaan carshiga Illaahey hortiisa oo habeen iyo maalin ayey macbadka uga adeegayaan, kan carshiga ku fadhiyana wuxuu hooy uga dhigi doonaa agjoogidiisa.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan