Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 19:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Waxaan arkay samada oo furan oo horteydana waxaa taagnaa faras cad, kaasoo midka wada lagu magacaabay midka aaminka iyo runta ah. Si xaqnimo ayuuna ku xukumaa si xaq ah ayuuna u dagaalamaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Oo bal eeg, waxaan arkay samadii oo furantay, iyo faras cad, oo kii fuushanaana waxaa la odhan jiray Aamin iyo Run; oo isagu xaqnimuu wax ku xukumaa oo uu ku diriraa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

11 Oo bal eeg, waxaan arkay samadii oo furantay, iyo faras cad, oo kii fuushanaana waxaa la odhan jiray Aamin iyo Run; oo isagu xaqnimuu wax ku xukumaa oo uu ku diriraa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 19:11
28 Iomraidhean Croise  

Runtii waxaan idin ku leeyahay waxaad arki doontaan samada oo furantay oo malaa’igta Illaahey ey u kacayaan kuna soo degayaan Wiilka Aadanaha.”


Ciise ayaa ugu jawaabay, “Waxaan ahay jidka, runta iyo nolosha. Qofna Aabaha uma imaan karo haddii uusan aniga ii soo marin.


Taas oo ka socota Ciise Masiix oo ah marqaatiga aaminka ah, kan ah midka ugu horeeya ee dhimashada kasoo sarakacay, iyo taliyaha boqorrada aduunka. Kaasoo na jeclaaday oo dhiigiisi nagaga xoreeyay dembiyadeena,


Kadibna macbadka Illaahey ee samada ku yaaleyna wuu furmay, macbadkiisa dhexdiisa waxaa laga arkay sanduuqa axdigiisa. Waxaana jiray hilaac, onkod, dhul gariir iyo duufaan daran ee roob baraf leh wadata.


Kadibna waxaan arkay bahalkii iyo boqorrada aduunka iyo ciidankooda oo isku imaaday si ey dagaal ugu bilaabaan kan faraska wada iyo ciidankiisa.


Kuwa kalana waxaa lagu dilay seeftii kasoo baxeysay afka kan wada faraska, shimbirrihii dhanna wey cuneen hilibkoodi.


“Fariin u qor malaga kaniisadda La’odikiya. Kuwani waa ereyada kan runta sheega, kan aaminka ah iyo kan marqaatifurka runta ah, taliyaha abuurkii Illaahey.


“Fariin u qor malaga kaniisadda Filadelfiya. Kuwani waa ereyada kan ah quduus iyo run, kaasoo haya furihii Daa’uud. Wuxuu furo qofna ma xiri karo, wuxuu xirana qofna ma furi karo.


Waxyaalahan kadib waxaan helay muujin waxaanna samada ka arkay albaab furan. Codkii aan markii hore maqlay ayaa ila hadlay sida buun isaga oo dhahaya, “Kaalay halkan, waxaan ku tusi doonaa waxa dhaci doona waxyaalahan kadib.”


Markaan fiiriyayna waxaan arkay faras cad oo i hor taagan. Midka wadana wuxuu hayay qaanso, waxaana la siiyay taaj, wuuna tagay si uu ugu soo guuleysto dagaallo badan oo uu guusha u helo.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan