Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 18:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 “Boqorrada aduunka ee iyada la sineystay oona la raaxeystay ayaa u murugoon doona markey arkaan iyadoo la gubayo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Oo boqorradii dunida oo iyada ka sinaystay oo la raaxaystay ayaa u ooyi doona oo u barooran doona markii ay arkaan qiiqa gubashadeeda,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

9 Oo boqorradii dunida oo iyada ka sinaystay oo la raaxaystay ayaa u ooyi doona oo u barooran doona markii ay arkaan qiiqa gubashadeeda,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 18:9
24 Iomraidhean Croise  

Carmalada yar yar diiwaankaas haku darin. Waayo waxaa laga yaabaa in damacooda ah iney nin la noolaadaan uu ka tan bato ballankii ey ka qaadeen Masiixa oo ah iney iyagoo carmal ah u adeegaan, waxeyna Rabbi doonaan iney guursadaan.


Qiiqa ciqaabtooda weligiis ayuu kor u kici doonaa, nasasho uma jirto kuwa caabuda bahalka iyo sawirkiisa habeen iyo maalinba, ama mid walboo qaata calaamada magaciisa.”


Boqorrada aduunka wey la sineysteen, xitaa dadka aduunku waxey ku sumoobeen khamrada sinadeeda.”


Markey arkaan qiiqa ka baxaya markii la gubayo, waxey is weydiin doonaan, ‘Miyay jirtay magaalo ka weyn magaaladan?’


“Samooyinkow ku farxa waxa iyada ku dhacay! Dadka Illaahey idinkana ku farxa! Rasuullada iyo nebiyadow idinkuna farxa! Waayo Illaahey wuxuu xukumay iyada xukunkii ey isu keentay.”


Waayo quruumaha oo dhan wey dembaabeen, sida naagta jirkeeda ka ganacsata oo nimanka siisa khamri si ey ula seexato. Sidoo kale ayeyna boqorrada dunidu ula sineysteen, kuwa aduunka wax ku iibiyana wey ka taajireen sidii ey wax qaali ah uga gadaneysay.”


Silac iyo murugo u keena, waxey isi siisay ammaan iyo nolol sareysa. Qalbigeeda ayeyna ka kibirtay oo waxey tiri, ‘Carshigeyga ayaan ka ahay boqorad. Mana ihi carmalad. Weligeyna ma murugoon doono.’


Haddana waxey ku qeyliyeen, “Halleeluuya! Qiiqa magaaladaas ka baxayo weligiis ayuu kor aadi doonaa.”


Sidaa darteed waxaan u keeni doonaa xanuun daran oo ey sariirta la gesho, kuwii iyada la sineysteyna silac weyn ayaan u keenayaa haddii eysan ka toobadkeenin waxyaalahaas sharta leh.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan