Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 18:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Kadibna waxaan maqlay cod kale oo ka imaanaya samada oo dhahaya, “ ‘Dadkeygiyow bal kasoo baxa,’ si eydan ula qeybsanin dembigeeda, si eydan ula wadaagin balaayadeeda,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Oo haddana waxaan maqlay cod kale oo samada ka dhawaaqaya oo leh, Dadkaygiiyow, iyada ka soo baxa, yeydnan dembiyadeeda la qaybsane, oo aydnaan belaayooyinkeeda heline;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 Oo haddana waxaan maqlay cod kale oo samada ka dhawaaqaya oo leh, Dadkaygiiyow, iyada ka soo baxa, yeydnan dembiyadeeda la qaybsane, oo aydnaan belaayooyinkeeda heline;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 18:4
16 Iomraidhean Croise  

Waxaadna tiraahdaan, ‘Haddii aan waqtigii awoowayaasheen noolaan lahayn, kama aanan qeyb qaadan laheyn daadinta dhiigga nebiyada.’


Sidaa darteed, “Iyaga kasoo dhex baxa ka soocma, Rabbigu saas ayuu leeyahay. Ha taabanina waxaan nadiif ahayn, Aniguna waan idin aqbali doonaa.”


Ha degdegin markaad oday dooraneysid, kuwa kalana dembiyadooda hala wadaagin. Naftaada ilaali oo daahir ha ahaato.


Salaantoodu waxey la mid tahay ka qeyb qaadashada camalladooda sharta leh.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan