Muujintii 18:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Waayo quruumaha oo dhan wey dembaabeen, sida naagta jirkeeda ka ganacsata oo nimanka siisa khamri si ey ula seexato. Sidoo kale ayeyna boqorrada dunidu ula sineysteen, kuwa aduunka wax ku iibiyana wey ka taajireen sidii ey wax qaali ah uga gadaneysay.” Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH3 Waayo, quruumihii oo dhammu waxay ku dhaceen khamrigii cadhada sinadeeda; oo boqorradii dhulka oo dhammuna iyaday ka sinaysteen, oo baayacmushtariyadii dunidu waxay ku taajireen xooggii barwaaqadeeda. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah3 Waayo, quruumihii oo dhammu waxay ku dhaceen khamrigii cadhada sinadeeda; oo boqorradii dhulka oo dhammuna iyaday ka sinaysteen, oo baayacmushtariyadii dunidu waxay ku taajireen xooggii barwaaqadeeda. Faic an caibideil |