Muujintii 18:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Iftiinka feynuusta, weligeed ma kaa dhex iftiimi doono. Codka ninka caruuska iyo naagta aroosada weligood ma lagaa dhex maqli doono. Kuwa wax kugu iibiya waxey ahaayeen kuwo aduunka magac ku leh. Khiyaanadaada darteed quruumaha oo dhan ayaad lumisay. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH23 oo laambad iftiinkeedna mar dambe dhexdaada innaba kama ifi doono, oo codkii arooska iyo aroosaddana dhexdaada innaba mar dambe lagama maqli doono, waayo, baayacmushtariyadaadu waxay ahaayeen amiirradii dhulka, maxaa yeelay, saaxirnimadaadii ayaa quruumaha oo dhan lagu khiyaaneeyey. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah23 oo laambad iftiinkeedna mar dambe dhexdaada innaba kama ifi doono, oo codkii arooska iyo aroosaddana dhexdaada innaba mar dambe lagama maqli doono, waayo, baayacmushtariyadaadu waxay ahaayeen amiirradii dhulka, maxaa yeelay, saaxirnimadaadii ayaa quruumaha oo dhan lagu khiyaaneeyey. Faic an caibideil |
Laakiin waxaan idiin sheegayaa waxa ku dhacaya, kuwa fulayaasha ah, kuwa aan rumeysaneyn, kuwa sameeya waxa xun, kuwa dadka dila, kuwa sinada sameeya, kuwa sixirka sameeya, kuwa sanamka caabuda, kuwa beenta sheega, waxaa lagu tuuri doonaa warta dabka iyo baaruudda ololeysa. Tani waa dhimashada labaad.”