Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 18:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Markey arkaan qiiqa ka baxaya markii la gubayo, waxey is weydiin doonaan, ‘Miyay jirtay magaalo ka weyn magaaladan?’

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 oo way qayliyeen markii ay arkeen qiiqii gubashadeeda, waxayna yidhaahdeen, Bal magaaladee baa la mid ah magaalada weyn?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

18 oo way qayliyeen markii ay arkeen qiiqii gubashadeeda, waxayna yidhaahdeen, Bal magaaladee baa la mid ah magaalada weyn?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 18:18
8 Iomraidhean Croise  

Dadku waxey caabudeen masduulaagii waayo wuxuu amar siiyay bahalkii, sidoo kalana waxey caabudeen bahalka oo ku yiraahdeen, “Yaa sida bahalkan ah? Yaana la dagaali kara?”


Qiiqa ciqaabtooda weligiis ayuu kor u kici doonaa, nasasho uma jirto kuwa caabuda bahalka iyo sawirkiisa habeen iyo maalinba, ama mid walboo qaata calaamada magaciisa.”


Magaalada weyn ee Baabuloon ayaa saddex meel u kala qeybsantay, magaalooyinkii dadka badan lahaa wey dumeen. Illaaheyna wuxuu xusuustay dembigii Baabuloon, wuxuuna siiyay koob khamri laga buuxiyay carada xanaaqiisa.


Waxeyna dhihi doonaan, “Hoog! Hoog hakuu ahaado magaalada weyney, adigoo gashan dhar fiican oo guduudan, laguna qurxiyay dahab, dhagax qaali ah iyo luul!


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan