Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 18:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Waxeyna dhihi doonaan, “Hoog! Hoog hakuu ahaado magaalada weyney, adigoo gashan dhar fiican oo guduudan, laguna qurxiyay dahab, dhagax qaali ah iyo luul!

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 oo waxay odhan doonaan, Waxaa hoogtay oo hoogtay magaalada weyn, tii qabi jirtay dhar wanaagsan, iyo dhar guduudan, iyo dhar cas, oo ku sharraxnaan jirtay dahab, iyo dhagaxyo qaali ah, iyo luul.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

16 oo waxay odhan doonaan, Waxaa hoogtay oo hoogtay magaalada weyn, tii qabi jirtay dhar wanaagsan, iyo dhar guduudan, iyo dhar cas, oo ku sharraxnaan jirtay dahab, iyo dhagaxyo qaali ah, iyo luul.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 18:16
8 Iomraidhean Croise  

Kadibna malagii ayaa xagga ruuxi ahaan i qaaday oo i geeyay meel cidlo ah. Waxaanna arkay naag ku fadhido bahal guduudan oo leh toddobo madax iyo toban gees kaasoo magacyo caay ah ku qoran yihiin.


Naagtana waxey qabtay dhar guduudan, dahab, dhagaxyo qaali ah iyo luul. Waxeyna gacanteeda ku heysay koob dahab ah, waxaana ka buuxay waxyaalaha karaahiyada ah iyo wasakhda sinadeeda.


Markey arkaan qiiqa ka baxaya markii la gubayo, waxey is weydiin doonaan, ‘Miyay jirtay magaalo ka weyn magaaladan?’


Intey ooyaan oona murugoodaan ayey carro madaxa marsan doonaan iyagoo leh, “Hoog! Hoog hakuu ahaato magaalada weyney, halkii ey kuwo markabyo badda ku leh taajir ku noqdeen maalkeeda dartiis! Hal saac gudaheed ayaa wax walba lagaa burburin doonaa.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan