Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 18:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Waxaa kale oo ey gadatay qorfe, dhir carfoon, foox, malmal, khamri, saliid seytuun, bur iyo sarreen fiican, lo’ iyo ido, fardo iyo gaarifardood iyo dad sida adoon ahaan loo iibiyay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 iyo qorfe, iyo xawaash, iyo uunsi, iyo barafuun, iyo foox, iyo khamri, iyo saliid, iyo bur wanaagsan, iyo sarreen, iyo lo', iyo ido, iyo fardo, iyo gaadhifardood, iyo addoommo, iyo nafaha dadka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

13 iyo qorfe, iyo xawaash, iyo uunsi, iyo barafuun, iyo foox, iyo khamri, iyo saliid, iyo bur wanaagsan, iyo sarreen, iyo lo', iyo ido, iyo fardo, iyo gaadhifardood, iyo addoommo, iyo nafaha dadka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 18:13
25 Iomraidhean Croise  

Sharciga waxaa loo sameeyay kuwa sineysta, kuwa u galmooda dadka ey isku jinsiga yihiin, kuwa wax afduubta, kuwa beenta sheega iyo kuwa aan runta sheegin markey maxkamadaha joogaan. Sharciga waxaa loo sameeyay wax walboo waxbaridda saxda ah kasoo hor jeeda.


Hunguri weynidooda darteed ayey soo alifi doonaan sheeko been ah si ey lacag idin kaga qaataan. Laakiin Illaahey horey ayuu u xukumay, hoogoodana lama daahin doono.


“Waxey dhihi doonaan, ‘Mirihii aad u xiisa qabtay wey kaa dhamaadeen. Dhamaan Raaxadaadi, iyo ammaantaadi wey baaba’een, weligoodna dib uma soo noqon doonaan.’


Kuwii alaabtaas ka iibin jiray oo iyada maal ku helay meel fog ayey ka istaagi doonaan, iyagoo la yaaban cadaabta ey mareyso. Wey ooyi doonaan weyna u murugoon doonaan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan