Muujintii 17:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Kadibna malagii wuxuu igu yiri, “Maxaad ula yaabantahay? Waan kuu sharixi doonaa sirta ka dambeyso sheekada naagta iyo bahalka ey wado, kaasoo leh toddobo madax iyo toban geesood. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH7 Markaasaa malaa'igtii waxay igu tidhi, War, maxaad u yaabtay? Waxaan kuu sheegi doonaa qarsoodiga naagta iyo bahalka iyada sida oo leh toddobada madax iyo tobanka gees. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah7 Markaasaa malaa'igtii waxay igu tidhi, War, maxaad u yaabtay? Waxaan kuu sheegi doonaa qarsoodiga naagta iyo bahalka iyada sida oo leh toddobada madax iyo tobanka gees. Faic an caibideil |
Bahalka aad aragtay wuu noolaan jiray, laakiin hadda ma noolo. Mar dhow ayuuna ka imaan doonaa bohosha oona tagi doonaa halka lagu burburin doono. Dadka dunidan ku nool oo aan magacyadooda lagu qorin buugga nolosha ka hor abuurka, wey la yaabi doonaan markii uu bahalka soo baxo kaasoo horey u dhintay.